Jacaylbaro Posted November 29, 2007 Asmara(jidbaale.com):- Siminaarkan oo ah kii 2.aad oo lagu baranayay Barnaamijka lagu design gareeyo websiteka ee loo yaqaan Photoshopka ayaa waxaa bixiyay Al-Ustaad Cabdi Qani Dahir (sakiin) oo ah madaxa shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah.com. Ardayda loo xiray siminaarka oo gaarayay Illaa 20 arday ayaa waxaa ka mid ahaa wariye Sh Xasan Daahir Aweys oo munaasabadan ka jeediyay kalimad ku saabsan maadada ay qaateen asagoo soo bandhigay sawiro kala duwan oo uu isagu soo diyaariyay wuxuuna aad ugu mahad celiyay madaxa warbaahinta ee isbaheysiga dib u xoreynta iyo ustaad sakiin oo gacan ka geystay in uu qabsoomo tababarkan socday 2da usbuuc. “Waxey inoo tahay farxad weyn hadeynu nahay Shabakkada Islaamiga ah ee Addacwah.com inaanu dhameystirno tababarkan socday 2da usbuuc waana talaabadii ugu horeysay ee aanu qaadno xaga tababarada waanan sii wadi doonaa insha allaah” sidaasi waxaa yiri Ustad C/qani oo ahaa Macalinkii bixiyay tababarka. Xafladdii Xiritaanka Siminaarka oo galabta ka dhacday Hotel Ambasoira ee magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxda sar sare ee Isbahaysiga, uu ka mid yahay Gudoomiyaha Guddiga Fulinta ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga Sh.Shariif Sh.Axmed iyo ku xigeenkiisa 2aad. Jan. Jaamac maxamed Qaalib, iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee Isbahaysiga.gabagabadii barnaamijka ayaa Xoghayaha Warbaahinta ee Isbahaysiga Mudane, Axmed C/laahi Sheekh, ayaa uga mahad celiyay. Siminaaradaan ayaa ah kuwa lagu xoojinayo warbaahinta Isbahaysigu leeyahay, Website ka oo ah qayb ka mida Warbaahinta, ayaa ah hada Warbaahinta kaliya ee uu Isbahaysigu leeyahay, taas oo u kala hadlo Bulshada Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo daclada aduunyada. Hope they won't change what they're just written Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 29, 2007 Barnaamijka lagu design gareeyo websiteka ee loo yaqaan Photoshopka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 29, 2007 ^What's the matter? Jidbaale is more informative than Somaliland.com I'm glad you are diversifying your source of information. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 29, 2007 halkaasay aqoon ka taagan yihiin and you're telling me they're informative ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 29, 2007 That doesn't make your propoganda anymore reliable! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 29, 2007 It makes yours very weak indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 29, 2007 I'm not one who qoutes Jidbaale. It is you who actually use it not me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 29, 2007 Hmmmmmmmmmm ,,,, let's see Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 29, 2007 JB, I fail to see the lack of knowledge you arguing about Jidbaale but Photoshop can be utilized for web designing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 29, 2007 Originally posted by SheekhaJacaylka: Ardayda loo xiray siminaarka oo gaarayay Illaa 20 arday ayaa waxaa ka mid ahaa wariye Sh Xasan Daahir Aweys oo munaasabadan ka jeediyay kalimad ku saabsan maadada ay qaateen asagoo soo bandhigay sawiro kala duwan oo uu isagu soo diyaariyay You guys are talking about photoshop, have you noted the name of one of the 'wariyasha' attending the seminar? wariye Sh Xasan Daahir Aweys . Loooooooooollll.! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 29, 2007 loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites