Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Ignorance or Jidbaale Qaadisiya

Recommended Posts

Asmara(jidbaale.com):- Siminaarkan oo ah kii 2.aad oo lagu baranayay Barnaamijka lagu design gareeyo websiteka ee loo yaqaan Photoshopka ayaa waxaa bixiyay Al-Ustaad Cabdi Qani Dahir (sakiin) oo ah madaxa shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah.com.

 

 

Ardayda loo xiray siminaarka oo gaarayay Illaa 20 arday ayaa waxaa ka mid ahaa wariye Sh Xasan Daahir Aweys oo munaasabadan ka jeediyay kalimad ku saabsan maadada ay qaateen asagoo soo bandhigay sawiro kala duwan oo uu isagu soo diyaariyay wuxuuna aad ugu mahad celiyay madaxa warbaahinta ee isbaheysiga dib u xoreynta iyo ustaad sakiin oo gacan ka geystay in uu qabsoomo tababarkan socday 2da usbuuc.

 

“Waxey inoo tahay farxad weyn hadeynu nahay Shabakkada Islaamiga ah ee Addacwah.com inaanu dhameystirno tababarkan socday 2da usbuuc waana talaabadii ugu horeysay ee aanu qaadno xaga tababarada waanan sii wadi doonaa insha allaah” sidaasi waxaa yiri Ustad C/qani oo ahaa Macalinkii bixiyay tababarka.

 

 

 

Xafladdii Xiritaanka Siminaarka oo galabta ka dhacday Hotel Ambasoira ee magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxda sar sare ee Isbahaysiga, uu ka mid yahay Gudoomiyaha Guddiga Fulinta ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga Sh.Shariif Sh.Axmed iyo ku xigeenkiisa 2aad. Jan. Jaamac maxamed Qaalib, iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee Isbahaysiga.gabagabadii barnaamijka ayaa Xoghayaha Warbaahinta ee Isbahaysiga Mudane, Axmed C/laahi Sheekh, ayaa uga mahad celiyay.

 

Siminaaradaan ayaa ah kuwa lagu xoojinayo warbaahinta Isbahaysigu leeyahay, Website ka oo ah qayb ka mida Warbaahinta, ayaa ah hada Warbaahinta kaliya ee uu Isbahaysigu leeyahay, taas oo u kala hadlo Bulshada Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo daclada aduunyada.

 

 

Hope they won't change what they're just written :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^What's the matter? Jidbaale is more informative than Somaliland.com

 

I'm glad you are diversifying your source of information.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by SheekhaJacaylka:

Ardayda loo xiray siminaarka oo gaarayay Illaa 20 arday ayaa waxaa ka mid ahaa wariye Sh Xasan Daahir Aweys oo munaasabadan ka jeediyay kalimad ku saabsan maadada ay qaateen asagoo soo bandhigay sawiro kala duwan oo uu isagu soo diyaariyay

You guys are talking about photoshop, have you noted the name of one of the 'wariyasha' attending the seminar? wariye Sh Xasan Daahir Aweys .

 

Loooooooooollll.!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this