Sign in to follow this  
General Duke

There are no Ethiopians in Baidoa....

Recommended Posts

Baydhabo: Saxafiyiin maanta lagu soo wareejiyay Garoonka diyaaradaha Baydhabo si ay u xaqiijiyaan Joogitaanka ciidamo Itoobiyaan ah.

Sunday, June 18, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Baydhabo(AllPuntland)- Taliyaha ciidamada ilaaliya garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo ay weheliyaan xubno ka tirsan guddiga nabad galyada gobolka Baay ayaa maanta soo tusay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo iyo sidoo kale aagagga u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo suxufiyiin kala duwan..

 

Jamaal F . Aadan oo ah saxafi kusugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in suxufiyiinta magaalada Baydhabo ay tageen garoonka diyaaradaha, asagoo sheegay in lasoo tusay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.

 

Kormeerka suxufiyiintan ee garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ayaa timid xilli ay soo shaac bexeen warar sheegaya in garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ay joogaan ciidamo Itoobiyaan ah.

 

Waxaa uu Jamaal oo u waramayay Radio Daljir uu sheegay inaysan soo arag ciidamo Itoobiyaan ah oo kusugan deegaannada la geeyay oo ah garoonka iyo agagaarkiisa.

 

Wuxuu kaloo sheegay in wariyayaasha lagu wargaliyay in loo geeyay halkaasi inay soo arkaan xaaladda ka jidha garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo iyo inaysan joogin ciidamo Itoobiyaan ah.

 

Saxafiyiintii halkaasi Booqday ayaa sheegay inaysan soo arag cid aan ahayn ciidamo Soomaali ah oo ilaalinayay garoonkaasi.

 

Tan iyo markii lagu dhawaaqay in ciidamada shisheeye ay yimadaan Soomaaliya ayaa waxaa durba soo baxayay warar sheegaya in Itoobiya ay joogto Soomaaliya wararkaas oo ilaa hadda wax rasmi u xaqiijiya la'layahay.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ever since the Parliment passed the FT proposal, those who are anti government and pro occupation have stepped up their LIES and begun to use the boggy word Amxara and Ethiopan troops are in Somalia.

 

Lies only work for a while and will not change the end result.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this