xiinfaniin Posted August 5, 2007 Haddaad calanyahow lihiinsi lahayd Haddaad layr-xorriyiyo leecaansi lahayd Haddaad layr bixiyo mar laambad lahayd Leeg-leegsiyo laafyo-tuurid lahayd Rag kuu lagdamiyo libaaxyo lahayd Haddaad lixdankii lix saac ku lahayd Oykowda luuliyo libtaada lahayd Mar qura laba gobol lagaa wada suray Shacabku laxawgii dhigoo mar wada laday Oo fannaankaagu luuqda laba shubay Libintii calanyahow laguuma gudine Shacabkaagii lunyoo iswada laa Luf-luufkiyo laydha kala raac Oo lakala goosay labadii beelood Laacinkii lixdankii lur loo celiyyaye'e Hadday talo lawyihii dhigatoo Soomaalida xaal lagaa siinoo Liilkii xarigaa kor kuu lalinoo Ee Liiban cawalow markale lulo Laxayso cawale oo markale lulu Soo laad-laadso oo markale lulo~~ . ^^Aamiin. I love it! There, without a doubt, exists some artistic originality. The author of these rare verses offers apology to the blue flag on behalf of his generation. He submits his deepest wish to see the flag fly high again in Somalia’s blue sky. After all, it’s the upside downing of the flag that really got him, and compelled him to compose these deep verses! Calankii qurxoonnaa markii kii Amxaarka lagu lammaaniyey baa mindhaa gabyaagu carooday! Thanks yaa Kilwe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted August 5, 2007 Did you not hear that some wants us to shelf ours and adopt the Ethiopian flag... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 5, 2007 ^^^That was Hussain Aydeed who is a member of the Asmara group, no one else made anything cloose to what you suggest. Quote Share this post Link to post Share on other sites