NASSIR Posted October 14, 2010 Aqyaarta, Gabadha yaan lagu gooban oo sumcadeeda hoos looga dhicin, hadey runta kaga dhawaajisey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 14, 2010 Why history loogu noqonaa wixii 10 sanno ka hor dhacay, markaan u jeedno waxa dhacayaa maanta, iyo dadka IDPs sida loola dhaqmaayo habeen iyo maalin. Marka yaanan been la isku sheegin, waxaad sameysaan cid walba ayaa u jeedo oo marqaati ka ah. Call it simplistic view, or call it qabiiliste, waxaan ogahay inaad cid kale wax u ogoleyn marka ku casheya gurigiina cusub(wixii calankaas aaminsan), sheekadii 'anagaa xaq u leh' way dhamaatey, atleast in the South-ka. Congratulations again to Mudane Farmaajo, great job Mr President. lol@NASSIR Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 14, 2010 ^Good luck with you and your new found love of SOL, dear!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2010 Originally posted by NinaNC: Why history loogu noqonaa wixii 10 sanno ka hor dhacay, markaan u jeedno waxa dhacayaa maanta, iyo dadka IDPs sida loola dhaqmaayo Yeah Puntland rounding up of Al Shabaab operatives and trouble makers is equivalent to the genocide that took place in Mogadishu in 1991, and targeted this specific clan. Puntland dealing with vagabonds, [no children, women or elderly were targeted] in the sweeps before the clean up in Galgala, is a cause for concern, but shelling the Bakara and continued deaths of “Mogadishu Society” is not. Today alone over 20 civilians have been killed in Mogadishu, but that does not matter, Puntland security sweep against Al Shabaab is important? Give up woman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 14, 2010 A very laid back response indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 14, 2010 i just got home so it's official Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 14, 2010 ^Lool, Ninna Walalo, you boo if he's reer Puntland also boo if he's not miyaa . Sheekadaadu waa damned if you do, damned if you don't lool, waa iska direct dagaal ah haha hahaa Congrats to the news PM. Puntland should support the new PM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 14, 2010 Garaadka Guud ee Beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn Garaad Jamaac Garaad Cali iyo Hogaanka SSC Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diraya Raysal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaanjo. Written by Jidbaale.com Thursday, 14 October 2010 15:21 Dharkayn:-Garaad Jamaac Garaad Cali iyo dhammaan Golayaasha Hogaanka SSC ayaa waxaa ay si wada jir ah dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan RaysalWasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif galabta ku dhawaacey Maxamed C/laahi Maxamed. Garaadka iyo hogaanka uu ku sugan xarunta ku meel gaadhka ah ee Hogaanka Sool,Sanaag iyo Cayn oo ah Degamada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay dhanbaalkooda ku xuseen in ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan iyagoo ku hadlaya magaca shacabweynaha deegaamada kor ku xusan Raysal wasaaraha cusub Maxamed C/laahi Maxamed. Dhanbaalkan oo Hanbalyo iyo dardaaran iskugu jirey ayaa sidoo kale lagu sheegey in ay aad ugu niyad san yihiin ugu farxeen markii uu soo gaadhey warka la xidhiidha magacaabida Raysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaanjo. Garaadka iyo Hogaanka SSC ayaa waxaa ay dhanbaalkooda kula dardaarmeen raysal wasaaraha inuu dulqaad iyo samir badan u yeesho dhibka iyo masuuliyad culus ee loo Igmadey, islamarkaana uu guntiga dhiisha iskaga dhigo siduu shacabka soomaaliyeed uga yarayn lahaa mudada uu xilka hayo dhibka iyo colaadaha gaamurey ee 20ka sano haystey. Ugu danbayntiina waxaaa Ilaahay uga bareen Raysal wasaaraha in uu u fududeeyo xilka cusub oo loo magacaabey. Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jamaac Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed Hogaamiye ku xigeenka SSC Cali Axmed Xasan Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Ismaaciil iyo dhammaan shacabweynaha Sool Sanaag iyo Cayn. Waxaa dhanbaalkan warbaahinta soo gaadhsiiyey Afhayeenka Hogaanka SSC Axmed Maxmed Xasan (Axmed Gacmayare) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2010 Originally posted by NinaNC: Sharif disappointed certain folks who thought they own Somalia. Hasta luego amigos! I do own Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2010 Originally posted by NinaNC: Sharif disappointed certain folks who thought they own Somalia. Hasta luego amigos! I do own Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 14, 2010 It's only a matter of time before Nina and her Dalabeey uncle to tell the Shariif to kick this D-block individual out of Moqdisho. By the way, too bad he's Moqdisho native so I suppose he doesn't need clannists to welcome him to his birth place unless Dalabeey and Nina believe it ain't his goof. Mudane Farmaajo good luck with the task ahead of you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 14, 2010 Jacpher how is your Garaad doing today? ma ogaadey inuu opinion-kiisa qiimo ka laheen Mogadishu. We don't take orders from Garoowe, it is time your elders woke up from their afternoon naps. Dalabeey illaah noo daa. Aamiin We only have problems with the ones working for the secessionist wannabees(LOOOL) and sending weapons si loogu duqeyo our Somali brothers and sisters in Galgala. @Che, lol, of course, you are waving the blue and white nooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 14, 2010 ^Aryaa Dalabeey waa saxsanyahay, Shariif lasoo gamay Madaxwayne waa, Indhacade Mujaahid waaye, Qanyare wadani waa, Hassan Dahirna Imaam waa, Muqdishuna unukaa iska leh, dadka kalena amxaaro iyo tikree iyo gaalo raac waa looooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 14, 2010 NinaNC: Dalabeey Ilaah ha kuu daayo Ina Yusufna ha is dilo? Heh? War qofku ma caqliguu ka wa*******. Hadaad is tidhi habaar anigu ma habaaro mid minalaahi ka habaaran. Sideetan jir dab hurinaaya asagaaba habaar u dhimaneyn. My garaad is relaxing at his beach front residence drinking maayo-seexa not running around seeking shelter from suicidal maniacs with machine guns. I ain't from Garoowe but I think you need a little perspective. Elders in Garoowe enjoy peace and stability compared to those in Moqduisho. Kids in Garoowe go to dugsiyada safely and return without fear of losing a limb. Garoowe isn't cursed with the blood of thousands upon thousands of Somalis. Garoowe doesn't produce two dozen warlords every few years. After all these, Moqdisho still is the capital of all Somalis of all qabiils and regions regardless of what you or your uncle Dalabeey claim. There're more properties in Moqdisho than you or you uncle could possibly ever own. Stop claiming looted properties. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 14, 2010 Congrats to the new PM, and hope he succeeds. Quote Share this post Link to post Share on other sites