General Duke Posted October 14, 2010 News outlets are reporting that a new face has been picked by Sharif Ahmed, his name is Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaaje). A diplomat from the clan that resides in Gedo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2010 Muqdisho:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhaweyd Si rasmi ah ugu dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo mudo ku dhow Bil ay indhaha Soomaalida & kuwa beesha Caalamkuba kusoo jeedeen. Madaxweyne Shariif ayaa xilkan u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo kasoo jeeda Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galguduud,Waxaana uu Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday in uu si dhakhso ah usoo magacaabo Gole Wasiiro oo tayo leh kuwaas oo wax kaqabta Xaalada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha cusub ee lamagaacabay weli Saxaafada wax war ah masiinin,Waxaana la filayaa in saacadaha soosocda uu warbaahinta la hadlo. Wixii War ah oo kasoo kordha Magacaabista Ra’iisul Wasaaraha APL kala soco. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 14, 2010 Muqdisho,(Lasanod Online)- Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Sharif Sh. Axmed oo ku dhawaaqay Ra'iisul Wasaare cusub oo maalmahaanba la sugayey magacaabistiisa. Wareegto uu madaxweynaha ku magacaabayo Ra'iisul Wasaaraha ayaa dhawaan la sugayaa Raysal Wasaarahan la magacaabay ayaa ka yimi degenaa intii bur burka ahaa Magaalada Virgina ee Carriga Maraykanka,waxaana uu magaalada muqdisho gaadhay maalintii shalay ahayd. Magacaabista Raysal Wasaraaha ayaa soo af-goysay waregeyo badan oo loo soo maray ciddii badali lahayd cumar cabdirashid oo iska casilay golaha wasiirada. Maxamed Cabdillaahi maxamed Farmaajo, ayaa noqonaya ra'isal Wasaarihii Labaad ee Ay Yeelato Dawladda Somalia, ka dib markii uu is casilay Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake, waxaan alga sugayaa in la hor geeyo Baarlamanka Maalmaha Inagu Soo Aadan. Wixii warar ah ee arrintaan ku soo kordha dib ayaan idiinku soo sheegidoonaa haddii alle ogolaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 14, 2010 Congrats to Mr. Farmaajo(cheese).. Alle ha u fududeeyo xilkaa... Anyone knows his biography, please share. He is very new to me and probably to many Somalis which may be why he is a suitable for the position. Good lucky to Mr. Farmaajo… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2010 I guess Farmaajo it is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2010 Good luck to him indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2010 ^I think I know him. He doesn't need luck. He needs his people (Somalis) to work with him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 14, 2010 ^Are you on board now, Mr.Shabaab? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 14, 2010 No, stating the obvious. One man can not do miracles. Hopefully Puntland won't turn its back cuz In Cabdirashid left and hoping Sharif won't oppose this man actions unnecessarily. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 14, 2010 I seriously thought his nick was Armaajo (wardrobe) for a minute there. Good luck to him, whoever he is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 14, 2010 I guess Puntland will support the TFG regardless who is on that seat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 14, 2010 Puntland will continue to play its role. Also its time for Sharif and his Ala Shiekh crew to deliver, a man who is unable to go to Jowhar can not blame others. The new PM should be given a chance but if things dont work out the buck stops with Sharif... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 14, 2010 We will wait and see what kind of cabinet he names. If those who paralyzed previous government are back in the picture, then there is no hope(if there were any left)for it to move forward. Good luck to him, indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted October 14, 2010 Good luck to the new PM, but like Che said it needs to be more than one to steer this boat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Dhagax. Posted October 14, 2010 Masuulkan lagu magaacaabo Dr Maxamed Cabdilaahi Maxamed ' Farmaajo ' oo maanta uu madaxweynaha dawlada kmg ah ee soomaaliya xilka Raisalwasaarenimo u magacaabay ayaa la sheegey inuu yahay diblomaasi mudo badan ka shaqeynayey wadanka Mareykanka isla markaasna aqoon leh xalinta mushkiladaha. Raisalwasaaraha cusub wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho 1962, wuxuu waxbarashadiisa hoose uga baxay 1da Luuliyo ee magaalada Muqdisho,Dugsiga dhexe maxamuud Xarbi ayuu uga baxay . Maxamed Cabdullaahi Maxamed, waxaa uu ka yimid dalka Mareykanka,Wuxuu isaga oo 20 sanno jir ah ayuu ka soo shaqeeyay safaaradda Soomaaliya ee New York Ilaa berigaana waxaa uu ku noolaa Mareykanka oo uu waxbarashadiisa heer PHD ku diyaariyey,Laguma aqoon fagaarayaasha siyaasadda ee Soomaaliya. Masuulkan ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo Beesha ****** gaar ahaan Beesha ******** ee degta Gobolada Gedo, Galgaduud & Jubooyinka,waxaana la aaminsan yahay in xilkaasi loo magacaabay ka dib markii madaxweynaha & la taliyeyaashu garteen inuu ninkaasi karti u leeyahay xalinta dhibaatada ka taagan dalka soomaaliya. Si kastey ahaataba Masuulkan maanta kasbadey xilka Raisalwasarenimada soomaliya ayaa lagu wadaa inuu wax badan ka qabto xaaladaha cakiran ee ka jira wadanka soomaaliya,waxaana masuulkaas looga fadhiya sidii u wajahi lahaa dhibaatada baahsan ee ka jirta wadanka soomaaliya. Ugu dambeyntii Dr Maxamed Cabdilaahi Maxamed " Farmaajo " ayaa dadka ku dhaw dhaw sheegeen inuu yahay nin nabadda jecel isla markaasna la aamisan yahay inuu wax badan ka bedeli doono dhibaatada & colaadaha ka taagan wadanka Soomaaliya. Waxaana lagu wada inuu maalmaha soo socda ku dhawaaqo golo wasiiro tayo leh oo dawlada kmg ah ee soomaaliya yeelato. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites