Jacaylbaro Posted April 16, 2008 Jabuuti}16.4-8 " Ururka dib u uxreynta Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka tanasuleen Shuruudihii ay ku xireen wada hadal ay lagalaan Dowlada fadaraalka, iyadoo ay sheegeen inay u danaynayaan shacanka Soomaaliyeed oo xiligan ku jira dhibaatooyin adag. Shariif Xasan Sheekh Aadan Guddoomiyaha Golaha dhaxe ee Isbahaysiga dib u xureynta ayaa sheegay maruu u waramay warbaahinta magaalada Muqdisho inay iska daayeen ama ka tanasuleen Shuruudihii ay ku xirijiriin wadahadal ay lagaan dowlada Fedaraalka gaar ahaan kuwii ku aadanaa Ciidamada Ethiopia ee sugan dalka Soomaaliya. Sidoo kale Shariif Xasan waxaa kaloo uu sheegay Sababaha keenay in ay tanaasulaan ay tahay danaha Shacabka iyo dadka Somaliyeed,isagoo cadeeyay in dhawaan la sameyndoono gudi labada qeyb ah oo ay dhax dhex dhexaadinayso Qaramada Midoobay sida uu yiri. Hadalkaan ka soo yeeray isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya ayaa waxaa si wyn u soo dhaweeyay dad farabadan oo ka barakacay guryohooda, islamakaana danaynaya inay ku laabtaan Guryohooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 16, 2008 WAR KUWAASII KHAYR MA SOO WADDAAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted April 16, 2008 they were expelled from Eritrea after pressure from the West ... then they have no choice but to accept the offer ... Ururka dib u uxreynta Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka tanasuleen Shuruudihii ay ku xireen wada hadal ay lagalaan Dowlada fadaraalka, iyadoo ay sheegeen inay u danaynayaan shacanka Soomaaliyeed oo xiligan ku jira dhibaatooyin adag. this pure LIE Quote Share this post Link to post Share on other sites