Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Miyay is Dhiibeen Mise waa Sheekadii Widhwidh ,, lool

Recommended Posts

Jabuuti}16.4-8

" Ururka dib u uxreynta Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka tanasuleen Shuruudihii ay ku xireen wada hadal ay lagalaan Dowlada fadaraalka, iyadoo ay sheegeen inay u danaynayaan shacanka Soomaaliyeed oo xiligan ku jira dhibaatooyin adag.

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan Guddoomiyaha Golaha dhaxe ee Isbahaysiga dib u xureynta ayaa sheegay maruu u waramay warbaahinta magaalada Muqdisho inay iska daayeen ama ka tanasuleen Shuruudihii ay ku xirijiriin wadahadal ay lagaan dowlada Fedaraalka gaar ahaan kuwii ku aadanaa Ciidamada Ethiopia ee sugan dalka Soomaaliya.

 

Sidoo kale Shariif Xasan waxaa kaloo uu sheegay Sababaha keenay in ay tanaasulaan ay tahay danaha Shacabka iyo dadka Somaliyeed,isagoo cadeeyay in dhawaan la sameyndoono gudi labada qeyb ah oo ay dhax dhex dhexaadinayso Qaramada Midoobay sida uu yiri.

 

Hadalkaan ka soo yeeray isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya ayaa waxaa si wyn u soo dhaweeyay dad farabadan oo ka barakacay guryohooda, islamakaana danaynaya inay ku laabtaan Guryohooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

they were expelled from Eritrea after pressure from the West ... then they have no choice but to accept the offer ...

 

Ururka dib u uxreynta Soomaaliya ayaa shaaciyay inay ka tanasuleen Shuruudihii ay ku xireen wada hadal ay lagalaan Dowlada fadaraalka, iyadoo ay sheegeen inay u danaynayaan shacanka Soomaaliyeed oo xiligan ku jira dhibaatooyin adag.

this pure LIE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this