Gabbal Posted May 10, 2009 Ciidamada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo la wareegay maanta fariisimo badan oo Maxkamadaha Islaamiga ee taageerasan dowladda ay ku lahaayeen Muqdisho. Posted: 5/10/2009 11:41:00 PM Shabelle: MUQDISHO Ciidamada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa la wareegay maanta fariisimo dhowr ah oo Maxkamadaha Islaamiga ee taageerasan dowladda KMG Soomaaliya ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Muqdisho. kadib dagaalo qaraar oo saakay ay ku waabariisatay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo intooda badan ka dhacay wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ayaa Ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam garabka uu hogaamiyo Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar waxaa ay kula wareegeen duhurnimadii maanta fariisimo dhowr ah oo ay lahaayeen ciidamada maxkamadaha Islaamiga ee haatan ku biiray dowladda KMG Soomaaliya. Sheikh Xasan Mahdi oo ka tirsan saraakiisha Ururka Xisbul Islaam oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntii wasaaradda Gaashaadhiga ayaa warbaahinta u sheegeay in Al Shabaab iyo Ururkooda ay kala wareegeen waxaa uu ku tilmaamay cadowga Umadda goobo ay ka mid yihiin wasaaradda Gaashaadhiga,xeradii Guulwadayaasha iyo garoonkii Stadium Muqdisho,waxaana uu sheegay in masuuliyiintooda ay kala tashan doonaan hadii ay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan waxaa uu ku tilmaamay cadow. Maanta ayaa waxaa lagu arkayay inta badan goobihii ay ku sugnaayeen ciidamada maxkamadaha Islaamiga gaar ahaan wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka ciidamada Ururada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam Garabka uu hogaamiyo Dr Cumar IImaan Abuu Bakar oo ku sugan,waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn halka ay cirib dhigeen ciidamadii halkaasi ku sugnaa iyadoo aan wali wax war ah ka soo bixin masuuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga ee dowladda ku biiray. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Shabelle Media Network - Source of Somalia News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 10, 2009 Gaashaandhiga,Guulwa dayasha ,Saldhiga wardhiiglay ilaa isgooyska Foronso ee deegaanka xararyaalo oo dhawaan la wareegeen xoogaga Alshabaab Dagaal xoogan oo xiligaan u muuqda mid soo gabagabooya ayaa waxaa dhamaan dhulkii lagu diriray la wareegay xoogaga Alshabaab kuwaa oo dhamaan ka wada taagan calanka madoow ee lagu yaqaano xarakadaasi Mar aan baabuur ka soo bilaawnay Degmada dayniile aan soo marnay dhamaan wadooyinka ayaa waxaan indhaheena arkeen in dhamaan goobahaasi ay ka suranyihiin calamka madoow ee Alshabaab iyadoona halkaa horey u joogeen ciiidamada Maxkamdaha Gaashaandhiga,Guulwa dayasha ,Saldhiga wardhiiglay ilaa isgooyska Foronso ee deegaanka xararyaalo ayaa dhamaan la wareegeen kooxa sida weyn uga soo horjeeda dowla sheikh sharii garwadeenka ka yahay Dagaalka oo u muuqda mid soo afjarmaayo ayaa la dhihi karaa dowlada waxay ku soo aruurtay goobaha ay joogaan ciidamada Afrika halkaa oo gaabaad ay ka dhiganayaan lamana yaqaano waxa xiligaan keenay in looga awoodroondo dagaalada socday maamahaan Wax xabad ah lama maqlooyo xiligaan oo Muqdisho tahay 5 iyo 20 daqiiqa waxaana muuqda in leysku awood sheegtay oo dagaalka uu hadu yahay 3iyo 0 waxaase la sugaa ciyaar waa galin danbo waxii ku soo gordha dagaalada dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 10, 2009 Alshabaab oo hub ka dhigis ku sameeyey Sheekh Yuusuf Indhacadde War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Indhacadde oo in mudda aay ku heeraarsanaayeen Alshabaab ayaa wax yar ka hor Si nabad gelyo ah hubkiisii ugu wareejiyey Alshabaab oo aay waayihii ugu danbeeyey ay isku indha xumaayeen. Sheekh Yuusuf indhacadde iyo Xisbigiisa Xisbul Islam ayaa u muuqda in aay meesha ka baxayaan mar haddiiba Hubkii lagala waregay isagoo rayad ahna Sheekh Xasan Daahir la hoos geeyey . Sidaas daraaded waxeey u muuqataa in aay inta badan Magaalada Muqdisho la wareegeen Xarakada Alshabaab. si kastaba ha ahaatee Dagaalkaan ayaa u muuqda mid aay iskugu soo harayaan Labada Xoog ee kala ah Ahlusunna waljamaaca iyo Alshabaab maadaam aay muuqato in aay meesha ka baxeen dhammaan qaybihii kale ee xoogga sheegan jiray iyaga oo sababsaday Alshabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 10, 2009 IndaCade was all along pretending to be superman when he was a weakling,, hope its the end of his 15 minute of fame.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 10, 2009 ^They are accusing of Qabyaalad though! I guess a reason to get the locals involved in the fight Yuusuf Indha Cadde oo hubkiisa ku wareejiyay Xasan Dahir,Dagaalka oo weji kale yeelan doona haddii This man is bad omen. Any group he joins shatters. Ina Aweys realised that much. Hopefully, they will neutralize for good! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 10, 2009 Gabal, Where does it say anything about Axmed Diiriye? Also, since when had Axmed Diiriye a militia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 10, 2009 Odayaal dhaqmeedku kuma jiiraan dagaalkan they will always say nabbada ha la ilaaliyo and axmed diiriye wa oday dhaqmeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 10, 2009 Originally posted by Meiji: Gabal, Where does it say anything about Axmed Diiriye? Also, since when had Axmed Diiriye a militia? Axmed Diiriye adopted his concept of "Madani militia" after reorganizing those of his clansmen in Shiirkole. The area has been overran by Al Shabaab and the fighters there, in their entirety, have been disarmed by Al Shabaab. As such I would categorize Axmed Diiriye as being among the "disarmed". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 10, 2009 LOOOL Gabal, You are hallucinating man. Axmed Diriye had nothing to do with the current fighting, he is an elder. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 10, 2009 Gabbal is correct, Ahmed Diriye & Abdulkadir Ali Omar militias in Shirkoole have been defeated, disarmed and disabanded. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 10, 2009 Originally posted by Gabbal: Wax xabad ah lama maqlooyo xiligaan oo Muqdisho tahay 5 iyo 20 daqiiqa waxaana muuqda in leysku awood sheegtay oo dagaalka uu hadu yahay 3iyo 0 waxaase la sugaa ciyaar waa galin danbo waxii ku soo gordha dagaalada This quote captures it. We see this whole war as a game. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted May 10, 2009 Some of the stuff written here are pure sensationalism. To the best of my knowledge Odey Axmed Diiriye isn't a militia commander. Unless things changed rapidly in the last 24 hours, which is unlikely since I spoke with Xamar last night, so how can A. Diiriye's militia's be defeated? Secondly, Indhacade has only bodyguards so there's nothing t disarm. Regarding the Anti-Dowlad factions, I pity them 'cause they're caught in a catch-22. If they didn't advance against government positions, government forces would have advanced against them when they gathered sufficient capabilities. If they did, as already occurred, they've exposed themselves to even greater enemies. Now Ethiopia, disgruntled groups (including those loyal to the government) and even the US will put these anti-Dowlad factions in their cross-hairs. Especially the US and Ethiopia since the first sees these Islamic factions as off-shoot of Alqaida (and Alshabaab's allegiance to Osama ices the cake for their charge) and the latter sees these Anti-Dowlad groups as proxies of Eritrea. Any gains by the Anti-Dowlad factions will be Pyrrhic victory. Quote Share this post Link to post Share on other sites