General Duke Posted May 30, 2009 Somalia: UN donates 11 police vehicles to Puntland 29 May 29, 2009 - 11:01:09 PM BOSSASO, Somalia May 29 (Garowe Online) - The United Nations Development Program (UNDP) has donated police vehicles to the Somali self-governing State of Puntland to help improve the region’s policing capacity, Radio Garowe reports. Puntland Security Minister Abdullahi Said Samatar was officially handed the keys to the 11 vehicles in the northern port city of Bossaso, with Puntland police commissioner Col. Muse “Joqrafi” Ahmed and other security officials present. The 11 police vehicles include 10 Toyota pickup trucks and one transport vehicle, police officials said. The donated vehicles will be shared among the seven regions and police divisions in Puntland State, including the UN-trained Special Protection Unit (SPU) that protects U.N. offices and foreign aid workers. The U.N. has stepped up its aid to Puntland since the election of Dr. Abdirahman Mohamed "Farole" as Puntland's third president in January. Source: Garowe Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 30, 2009 Ciidanka bilayska Puntland oo la gudoonsiiyey 11 gaari oo ku qalabaysan qalabka bilayska. Bossaso, May 29 | Tiro baabuur nooca bilayska ah, kuna qalabaysan qalabka bilayska ayaa la guddoonsiiyey ciidanka bilayska Puntland. Munaasabad lagu wareejiyey gawaaradaas madaxda Puntland ayaa lagu qabtay dekeda Bossaso oo uu ku soo xirtay markab siday gawaarida. Wasiirka aminga ee Puntland Gen. C/llahi Siciid Samatar, taliyaha ciidanka bilayska, iyo saraakiil sare oo ka tirsan bilayska ayaa goobjoog ka ahaa munaasabada gawaarida lagu wareejiyey ciidanka. Mid ka mid ah gawaarida ayaa ah nooca maxaabiista lagu qaado ee shabaqlaha ah, halka 10-ka kalena ay yihiin nooca dheereerya ee loogu talagalay in ay u sahalaan bilayska fulinta hawladooda la xiriira amniga. 11 baabuur ayaa qayb ka ah taageero ciidan ee hay'ada UNDP ay u fidiso bilayska Puntland. Ciidanka bilayska ee Puntland ayaa inta badan ka cawda gaadiid la'aan iyo qalab la'aan ay sheegaan in ay curyaamiso gudashada waajibaadkooda, inta badana la sheegaa in dadka falal dambiyeedyada gaystaa ay ka agab iyo qalabba roon yihin bilayska, aanayna u babac dhigi karin. Xukuumada cusub ee Puntland ayaa culayska saartay adkaynta amniga oo marka la barbardhigo halkii uu joogay 3 bilood ka hor meel aad u wanaagsan hadda jooga. Sida gaalibka ah, horena u dhici jirtay baabuurta ayaa loo qaybin doonaa ciidanka bilayska ee gobollada Puntland. Hay'ada UNDP ayaa hore u gudoonsiisay gawaari iyo qalab kale ciidanka bilayska Puntland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 30, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Adeer you are insulting poor [obviusly there are none in Hargaysa] people and down playing alms giving. That shows how this whole issue has got to you. Think before you make jokes or before you claim the Queen of England is your mother. Actually the donation was given to your adminstration the POOR people per say! I assume you got your share. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Goodir Posted May 31, 2009 ^For a typical Somalilander, you're crying way too much. Quote Share this post Link to post Share on other sites