Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Norway oo ku baaqday inay Ethiopia ka baxdo Somalia

Recommended Posts

Mogadishu 05, April.07 ( Sh.M.Network) Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada Norway Raymond Johansen, ayaa sheegay in dowada Norway ay ku boorinayso in ciidamada Ethiopia ay ka baxaan Somalia sida ugu dhaqsiyaha badan ee ugu suurtagalsan.

 

Jonas Gahr Stoere oo ah wasiirka arrimaha dibada Norway ayaa sheegay in ciidamada shisheeye ee jooga Soomaaliya ay kaga sii darayaan uun xaalada dalkaasi uu ku sugan yahay.

 

Wasiirka waxa uu hadalkan ku sheegay kulan uu shalay magaalada Qaahira ee dalka Masar kula yeeshay dhigiisa Masar Axmed Abul-Gheit.

 

Waxa ay labada mas’uul isala soo qaadeen sidii xal loogu heli lahaa mushkilada ka oogan dalka Soomaaliya.

 

Ma ahan markii ugu horeysay ee hadalkan uu ka soo yeero dowlada Norway iyadoo Horey wasiirka arrimaha dibada Norway jonas oo ka qeyb galay kulan kooxda xiriirka caalamiga ee Somalia shir ay ku yeesheen magaalada CAIRO sidan oo kale ku baaqay in ciidamada dowlada Ethiopia ka baxaan Somalia iyadoo xaalada haatan dalaka ka taagan Somalia ay ciidamadan kasii dhigi karaan mid cakiran oo sare u sii qaada dhibaatooyinka ka aloosan gayiga Somalia.

 

Waana dowladii ugu horeysay ee wadamada yurub kamid ah oo ku tlisa in Somalia ay isaga baxaan ciidamada shisheeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this