Sign in to follow this  
General Duke

Huge news: 4000 newly trained Somali national troops enter Baidoa + 3000 more on

Recommended Posts

Baydhabo: Ciidamadii ugu faraha badnaa oo ay leedahay dawladda Soomaaliya oo soo gaaray Baydhabo & Dadka Magaalada Baydhabo oo dareemay soo galitaanka ciidamadan.

16. juli 2008

 

Baydhabo(AllPuntland)- Ciidamo tiradooda lugu qiyaasay 4000 Kun oo Askari ayna leedahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta baarlamaanka Soomaaliya.

 

Ciidamadan oo fara badan watana gaadiid dagaal oo fara badan ayaa habeenkii xalay ahaa joogey meelo aan wax badan ka fogeyn Xarunta baarlamaanka Soomaaliya ,waxa ayna Ciidamadan iskugu jiraan Boolis & Milateri.

 

Dadweynaha Magaalada Baydhabo ayaa saaka siweyn usoo dhaweeyey ciidamadan ,waxa ayna Xoogagan ugudbeen Xerooyin Milateri oo kuyaala duleedyada Magaalada Baydhabo.

 

Dad badan oo jooga Magaalada Baydhabo ayaa aaminsan in ay ciidamadan yihiin kuwii ugu horeeyey oo ay leedahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,tiradooduna intaan dhan tahay waxaana intii ay gudbayeen la xirey Wadooyinka waa weyn ee Magaalada Baydhabo.

 

Xarunta Madaxtooyada dawladda Soomaaliya ayaa lasheegay in ay waqtigan shir khaas ah ku leeyihiin Saraakiishii ciidamadan hogaaminaysay & Saraakiisha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ,waxa ayna kulamadan yihiin kuwa looga hadlay howlaha ciidamadan ay qabanayaan .

 

Halka ay ka howlgalayaan ciidamada faraha badan ayaa Saraakiisha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed & Madaxda Wasaarada Gaashaandhiga ee dawladda Soomaaliya ay ka arinsanayaan ,waxa ayna warar hoose sheegayaan in ay madaxda dawladda Soomaaliya sheegeen in ciidamadan intooda badan lasoo galiyo Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.

 

Dhinaca kalena Warar kale oo ka soo baxaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ay Saacadaha soo socda ku soo wajahan yihiin dalka Soomaaliya ,ciidamo fara badan oo ka socda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ayaguna gaaraya 3,000 Kun oo askari.

 

Waa markii ugu horeysay oo ay dawladda Soomaaliya hesho tiro intaan le'eg oo ciidan ah ,kuwasoo leh nooc walba heystana hubkii ay ku difaaci lahaayeen dalka Soomaaliya waxa ayna sheegayaan Warar hoosaadyo soo baxaya in ay ciidamadan nabad ku soo celinayaan Magaalada Muqdish & gobalo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

 

F. C.Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hopefully,these 4000 newly minted stooges will finally bring the insurgents to their last throes. Perhaps,they will accomplish where their fellow stooges,along with the mighty habashi army failed in the past 2years.

 

What happened to these soldiers?(check the link) Did they vanish into the thin air,Yaa Duke? smile.gif

 

 

1. Return of the Red Beret

 

2. TFG recruiting more troops!

 

3.Troops complete training

 

4.Another 3000 finish training

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farax thats the point adeer :D . After all the farts we continue to hold the most important territories. Mogadishu, Baidoa, Puntland, with the largest ports air and sea.

 

With all the attacks and media hypes we continue to train our troops.

 

4000 is a huge number. 3000 more and a new tough commander Gen Sacid Dheere a seasoned warrior things are looking up.

 

Masha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Farax thats the point adeer
:D
. After all the farts we continue to hold the most important territories. Mogadishu, Baidoa, Puntland, with the largest ports air and sea.

 

With all the attacks and media hypes we continue to train our troops.

 

4000 is a huge number. 3000 more and a new tough commander Gen Sacid Dheere a seasoned warrior things are looking up.

 

Masha Allah.

Congratulations adeer. I would like to see these warriors finish up these damned insurgents. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer insha Allah we will. We are taking incremental steps. Their HQ of Mogadishu and cash cows have been nationalised for the Somali people a year ago.

 

Their militias have been broken up. We have well armed gangs and crazy groups attacking peacefull villages and killing NGO workers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo xoogan oo lagu soo taba baray dalka Ethiopia oo soo gaaray Duleedka Magaalada Baydhabo.

 

 

Baydhabo,(WNT):-Wararka naga soo gaaraya magaalada baydhabo oo fariisin u ah baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo xoogani oo dhawaan lagu soo taba baray dalka Ethiopia soo gaareen duleedka magaaladaasi iyaga oo ay galbinayaan ciidamo Ethiopian ah.

Ciidamadaani ayaa ahaa kuwo shalay dagaal xoogani ku qabsaday duleedka degmada bardaale kaasi oo ay sababtay khasaare xoogani oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamayay.

 

Saakay waabarigii ayaa magaalada baydhabo waxaa ka baxay Ciidamo farabadan kuwasasi oo uu leeyahay Gudoomiyaha baarlamaanka sheekh Aadan madoobe oo doonaya in ay soo galbiyaan ciidamada Cusub si ay u soo gaaraan Magaalada Baydhabo oo xarun u ah baarlamaanka soomaaliya.

 

Ciidamada ayaa markii dambe lagu soo waramayaa in fariisin ka dhigteen xerada daynunaay ee duleedka Magaalada baydhabo halkaasi oo dhawaan gacanta u galay Kooxda al-shabaab oo ka mid ah xoogaga ka soo horjeeda dowlada Federaalka soomaaliya.

 

Dhinaca kalena wararka naga soo gaaraya deegaanka bardaale gaar ahaan goobtii shalay dagaalku ka dhacay ayaa sheegay in saakay dadka deegaanka halkaasi ku arkeen Meydad hor leh.

 

Dadka deegaanka ayaa ku soo waramaya in ilaa iyo 5-ruux maydkooda laga helay Goobihii shalay dagaalku ka dhacay kuwaasi oo dhamaan ahaa dad rayid ah.

 

Dadka deegaanka ayaa iminka ku jira qaban qaabo xoogani oo la xiriira qaabkii ay ku aasi lahayeen dadkaasi rayidka ah ee ku geeriyooday dagaalkii xooganaa ee shalay dhex maray ciidamada dowlada,kuwa Ethiopia oo dhinac ah iyo Maxkamadaha islaamiga ciidamo taabacsan oo iyana gacan ka helayay Kuwa Al-shabaab.

 

Si kastaba Ciidamadaani dhawaan tababarka ugu soo idlaaday dalka Ethiopia ayaa la xaqiijiyay in ay gaarayaan ilaa iyo sedex Kun oo Askari kuwaasi oo la doonayo in ay wax badan ka qabtaan xaaladaha amaan ee ka jira deeganada qaar oo ay maamusho dowlada Federaalka soomaaliya.

 

C/kariin Xuseen Guutaale.

 

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool. You are taking orders from Aferwarki living in Asamara killing Somali NGO leaders, hiding behidn children/

 

Abdullahi Yusuf will die when Allah wills it, but the project will continue untill all these silly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this