Sign in to follow this  
SOO MAAL

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA FEDERAALKA KMG, SHARIIF XASAN IBRAAHIM OO LOO DIYAARINAAYO I

Recommended Posts

SOO MAAL   

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA FEDERAALKA KMG, SHARIIF XASAN IBRAAHIM OO LOO DIYAARINAAYO IN UU DEGO AQALKII UU DEGGANAA C/QAASIM.Muqdisho

 

Muqdisho - 05/04/2005

 

Xaruntii hore ee Madaxtooyada u ahaanjirtay dowladdii C/qaasim isla markaasna deegaanka u aheyd ayaa lagu wadaa in lasoo dejiyo guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Shariif Xasan Ibraahim,oo hor booda mid ka mid ah labada garab ee ay u kala jabeen dowladdii Mpagathi.

 

Maanta ayaa la arkaayey C/qaasim oo u guuraya aqalkiisii hore ee dugsiga sare banaadir dhabarkiisa ahaa.

 

Magaalada Muqdishu ayaa waxaa ka socda abaabul xooggan oo loogu diyaar garoobayo sidii loo soo dhoweyn lahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariifka iyo xubno ka tirsan baarlamaanka ee daacadda u ah,kuwaasoo la filaayo in ay goor dhow soo gaaraan waddanka.

 

Dadka howlaha soo dhaweynta ku mashquulsan ayaad arkeysaa in ay yihiin kuwo ku dhow dhow C/qaasim Salaad Xasan dhanka siyaasadda iyo dhalashada iyadoo warar hooasane ay sheegayaan in 45 cisho ka dib xilka laga qaadi doono madaxweyne C/laahi Yuusuf haddii uu imaan waayo magaalada Muqdishu marka laga bilaabo shirka ugu soo horeeya ee baarlamaanka uu kun qabsoomo caasimadda, markaasna la caleema saari doono madaxweynihii TNGda C/qaasim Salaad Xasan oo lagu wado in aysan cidi la tartamin.

 

safiya abuukar karaani sofiyaloren@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this