SOO MAAL Posted May 12, 2005 Shirka golaha ammaanka iyo nabad galyada Afrika oo lagu soo qaady dhaqaalaha la siin diino ciidamada tagi doono Soomaaliya Shirka golaha ammaanka iyo nabad galyada Afrika ee ka socda magaalada Addis Sababa ayaa waxaa ku kulansan madaxada IGAD, shirkaas ayaa waxaa ka qeeb galay wafdiga dowladda KMG ee uu hogaaminayo Ra'iisul wasaare prof. cali Maxamed Geedi oo ku saabsan dhinaca amaanka ee frika ayaa waxaa looga hadlay ciidamada la geyn doono Soomaaliya iyo dhaqalaha ku bixidoono. IGAD ayaa soo bandhigtay qorshaha ciidamada Soomali lagu geyn doona oo ay sheegtay inay ku bixi doonto dhaqaale dhan 100.000.000 (Boqolmilyan oo dollar ) waxeyna ciidama Soomaliya ka howl geli doonaan mudo 9 Bilood. Warar kale a ayaa sheegaya in maamulka Soomaliland qarka ay u saaran tahay in ay aqoonsi ka hesho wamada wamada ku midoobay ammaanka iyo nabad galyada Afrika. Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Midnimo Information Center wararka@midnimo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites