Jacaylbaro Posted July 22, 2010 Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii Ugu Horeysay Shaaca Ka Qaaday In Ay Wada Hadal La Gelidoonto Jabhada SSC Hargeysa (HWN) Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in ay xukuumada cusub ee Madaxweynaha dhawaan la doortay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu wada hadal la furi doono jabhada hubaysan ee SSC. Guddoomiye ku xigeenku waxa uu ka dhawaajiyay dadka u dhaqan deegamada Sool iyo Sanaag ay ka qadeen wax ka noqoshada maamulkii xukuumada Madaxweyneha xilka ka sii degaya ee Daahir Rayaale Kaahin. Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu magaalada Hargeysa ugu waramayay warbaahinta, waxaanu tilmaamay in dagaal lala galo jabhadaasi aanu ahayn mid lagu gaadhi karo nabad balse wada hadal uu yahay waxa keliya ee lagu badbaadin karo qaranka jamhuuriyadda Somaliland. “Xidhiidho ayaanu la samaynay waanan u balan qaadnay in xaalka wada hadal lagu dhameeyo marka ay dawlada cusub dhisanto ayaanu ku balanay in wada hadal la furo oo marka lagu dayo in xaalka wada hadal lagu dhameeyo waayo maanta dagaal iyo colaadi wax ay soo kordhinayaan ma jirto, laakiin guusha waxa lagu gaadhayaa waa wada hadal iyo is faham yimaada, marka la isu yimaado” ayuu yidhi guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha wakiilada Somaliland. Waxa kale oo uu ka dhawaajiyay in dadka deegaamada ay hada kooxda falaagada ahi ka tisqaaqay ay tabanayaan waxyaabo badan oo ay ugu horeeyaan in laga qayb geliyo dhinaca maamulka waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Marka uu wada hadalku noo furmo dadku wax ayuun bay tabanayaan oo maamulkii hore umay dedaalin, dadka sool iyo sanaag degan dawladii hore waxba kamay siinin waad ogtihiin oo dhaqaale umuu tagin, maamulkii hore ee jirayna waa laga bedelay mid cusub oo u tagayna ma jiro, waanad ogtihiin ma jiro xafiis qudha oo nin reer sool ahi uu ka yahay agaasime ama hay’ad ay haystaan, markaa cabashooyin badan ayaa jira” ayuu yidhi guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha wakiilada Mud. Baashe Maxamed Faarax. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 Interesting but I don’t think Somaliland should negotiate with Terrorist Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 22, 2010 Which one of you believes that ??,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 What you on about sxb? I remember our Minister of foreign affairs Mudane Dhoolyare said clearly these terrorist will not be tolerated Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted July 22, 2010 Lol, waxaa la yiri nin aan shantaada kaa reebin, SL needed in indho kulul la tuso. good job SSC. since no one in SSC beleives so called British Somaliland. SL will have 2 options either take your three towns or come back to the union. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 in 1960 Somaliland Said laa yaa garaad And 50 years later again we say Laa yaa garaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 22, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Interesting but I don’t think Somaliland should negotiate with Terrorist Xaaji afka hagaajiso dooxato waa kuwa dad iyo dhul aysan shaqo kulahayn ku soo dulay and that is who this term aad ku waalatay defines. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 A khadar Dadka shacabka argagax ku riida wa argagixso shacabka bariga somaliland idinka xabbad la so dhex galay oo mar ba xabbad yar meesha ka riida markana dhuunta , wa argagax sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 22, 2010 It is more about face saving to withdraw their forces. nothing else will be negotiated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted July 22, 2010 It seems the SSC attack has scare the regional government into trying to negotiate. It's a shame it took so long, little will change unless SSC regions are allowed to apply for high government position. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 Duufaan the only thing that will be discussed on the negotiation table is how the ssc faction will be disarmed , that is if it comes to Negotiations which i doubt very much Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 22, 2010 lol. Scared into submission Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 22, 2010 Originally posted by Thankful: It seems the SSC attack has scare the regional government into trying to negotiate. It's a shame it took so long, little will change unless SSC regions are allowed to apply for high government position. It is not about positions. we do have different political vision. They are pro-colinal and separist. we are pro idepedent and nationalist. Beside We can have our own regional goverment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 There is no such thing as pro colonial or anti-colonial in 2010 because there aren’t colonialist in Somaliland or Somalia , Somaliland is very independent you are anti-Independence anti nationalist even from a Somaliweyn point of view you draw fake letters on the Somali flag , that’s not nationalism the cayn province didn’t even exist in the former Somalia , there for your pro tribilist You have your own regional government Where?? so now your part of the pirate state when ever it suits you Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 22, 2010 you are pro-colonial. You do not beleive you can survive without outside support. Yesterday, you were british protected tribes and now receive benefits and protection by Malazawi and others. Right now Your very busy to get benefit by T card. Quote Share this post Link to post Share on other sites