Jacaylbaro Posted April 23, 2007 Boqor Buurmadow oo sheegay in uu xabad joojin uu dhex dhigaayo Itoobiya iyo beelaha ****** QRN: Afahayeeno u hadlay Beesha ****** oo ah garabka sheegta in ay ka soo horjeeda ciidamada Itoobiya ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in saacdihii ugu danbeeyay uu jiray xiriir ay la soo sameeyeen sarkiil ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee ka dagaalama Magaalada Muqdisho oo sida Beeshu sheegtay ka dalbaday in la joojiyo xabada iyo dagaalada dhacaya. Siyaasiga C/laahi Sh. Xasan iyo waliba Nabadoon Axmed Diiriye ayaa labadu sheegay in uu dhinacooda Xiriir la soo sameeyay Gen. Gabre oo ah madax ciidamada ka dagaalamaya Muqdisho, oo sida ay sheegeen ku wargaliyay in ay diyaar u yihiin in xabada la joojiyo sidaa daraadeed dhanaca kalana laga doonayo in sidoo kale yeelaan. Sidoo kale waxaa ay intaa ku dareen in Gen. Gabre uu ku wargaliyay in Dowlada Itoobiya arintaa ay u soo wakiiladay Boqor, Buur-madoow oo sidoo kale la sheegay in uu wado xiriir arimahaa ku saabsan, si markaa dhamaan loo joojiyo dagalada ka socda caasimada Muqdisho. Boqorka ayaa shalay laga dhagystay idaacada BBC laanteeda afka Somaliga isaga wraysi uu siiyay idaacdaasi ka sheegay in uu la xidhiidhay labada garab ee ku dagaalamaaya magaalada Muqdisho, waa dawlada Itoobiya iyo beelaha ****** ee dirirta kala soo hor jeeda ciidamafa Itoobiyaanka ah, Boqor Buurmadow ayaa sheegay in ay xabadu joogsanayso isla markaasna waxa uu qiray in hadadaas uu hadlaaya uu ku rajo weynyahay in ay xabadu joogsatay isla markaasna lagu soo wada laabto miiska wada hadalada. Boqorka oo ka soo hadlaayay dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in arintani wax ay ka qaban karaan madaama oo uu yahay hogaamiye dhaqameed, Boqorku waxa uu sheegay in dawlada Itoobiya ay ku taageeraysay heshiisiintii uu dhex dhigay beelaha ********** markii ay is dilayeen ee uu heshiisiinaayay Cade Muse iyo Cabdilaahi Yusuf. Dagaalada ayaan is taagin shalay sidii uu baahiyay Boqorbuurmadoiw iyada oo dagaalo aad u qadh qadhaadhi ay maanta ay ka dhaceen magaalada Muqdisho oo ay xagoodii ka sii socdeen. Ma'aha markii ugu horeysay oo sidan oo kale la sheego in uu jiro xiriir u dhaxeeya Beesha ****** iyo Saraakiisha Itoobiya oo ugu danbeytii laga dhaxlo uun dagaal culus oo fara looga gubto, ilaa hadana majiro war ka soo baxay dhinac dowlada Itoobiya oo ku saabsan warka ka soo baxay dhinaca beesha ******. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 23, 2007 To win the noble peace price! I vote for you Black Mountain Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 23, 2007 loooooooooooooooooool ,,,,, i don't know why he is trying to knock many doors ,, ninkan waan fahmi waayay niyow ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 23, 2007 Quote:ninkan waan fahmi waayay niyow ,,,,, Hadaad ninkan fahmi wayday, haddaba siyaasada soomalia weli maad fahmin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 23, 2007 Who is Boqor Buur-Madow...Some sort of UN body in Somalia?...lol...oo nabadda Soomaaliya ma Imaaraadka (imaaraadkaan ku maqlay inuu joogo) oo mushakal lagu cabo ayaa lagu keenaa? I thought in Calan cad iyo Boor la qaato oo dadka la kala dhex-galo waaba haddii Geeddi iyo Amxaaro kaa yeesho, maanta waad maqasheen wuxuu ku hadlay. Mise adigaaba ninyahow Buur Madow la leeyahay Amxaaro mushaar ka qaata? Dee is caddee...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted April 23, 2007 I am not so sure about his intentions either. he has his fingers into too many pots of honey in terms of trying to please everybody. he needs to be more upfront and straightforward about how he feels his ideals of peace can be achieved. too much talk i think Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 23, 2007 The man is amazing. A self declared King making all the headlines. Noble prize indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 24, 2007 He is kind of arrogant ,,, the type of ppl who like to be the news headlines no matter what ,,,, Not sure about the guy, but far baa ku godan ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 24, 2007 He is kind of arrogant ,,, the type of ppl who like to be the news headlines no matter what ,,,, Mr JB xaasidnimada Jooji sxb hadda magac doonkii boqorka aad usoodhigatay miyaa.This guy i believe has some charms he succeeded in reconciling the puntland antaginists maybe he can reconcile A/y and axmed diiriye too.Ta kale boqorada aflagaaddada kadaa, habaar yaanu kugudhicine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 24, 2007 looooooooooooooooooooool ,,,,,, i'm just trying to understand him niyow ,,,,, yeah he did some pretty good jobs ,,,,,, but i'm still wondering where he is coming from ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 24, 2007 He is From Sanaag.I think either ceerigabo or Ceelafweyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 24, 2007 I know his region ,,,,, and i don't mean it in that way ,, I mean where he is coming from according to his peace dealings ,,,,, i mean the motives, who is using him or who is he using ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 24, 2007 The self appointed 'boqor' loool Maybe he is after a high position but wanting peace is a rare thing among Somali politicians. A good move on his part. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted April 24, 2007 Boqorku, waa very smart. He knows, how to play his cards . Thought, he once tried to chew more than he could bite. Coz, he intervened the issues of Somali land and Puntland and said, he will mediate them and bring them on the negotiation table. This put him behind the bars lool and the King with his Rishwaan was in the jail for a period of time. I think, this is a good Queen card for him, and he should play this role . I will give him a ring Boqorka. He is my friend, and will tell him to give me my share of what he got from this project "Boqor Cismaan Buurmadow" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 24, 2007 I met him once in Maansoor Hotel in hargeisa ,,,, Alla madow badanaa I think he works for .............. Ohhh , never mind Quote Share this post Link to post Share on other sites