Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

The harrasment of 2 generation Oromos in Somalia.

Recommended Posts

Oromo lagu qabqabtay Muqdisho

 

 

Cabdullahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geeddi

Tan iyo markii ciidamadii itoobiya ay soo galeen caasimadda muqdisho waxaa soo baxaya warar sheegaya in la qabqabanayo dad oromo ah oo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug leeyihiin dhaqdhaqaaqa loo yaqaano xoraynta oromada OLF ama ay gacan saar la lahaayeen midowgii maxaakiimta Islaamka

Qabqabahsada ayaa qaarkeed waxaa fuliyay ciidamada soomaali ah.

 

Dalka soomaaliya waxaa in muddo ahba ku sugnaa oromo fara badan oo qaar qaxootinimo u yimaadeen soomaaliya toddobaatameeyadii, qaar kalena ay u yimaadeen in ay ka shaqeystaan ama uga sii gudbaan dalal kale, kuwaasoo qaar ka mid ah soo galeen intii dalku dowlad la'aanta ahaa.

 

Guddoomiyaha qaxootiga Oromada ee ku sugan Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisha, Maxamuud Sheekh Xassan, ayaa sheegay in afartan qof la xiray dhowr qofna la dilay.

 

Waxaa uu sheegay in lala baxay taariikhda geeska Africa 3 nin oo Oromo ah oo Islaam ah, oo inta la qabtay la beec geeyay, waxaa ku xigay ayuu yiri sheekhii caalimka ahaa ee Oromada fiirsanaysay oo lagu dilay masjidka Dabaqaynka ee Muqdisho.

 

Waxaa uu sheegay in wiil sagaal iyo toban jir ah oo aan dambi lahayn aan ka ahayn in uu xuruuf qur'aan ah dhigo, kaasoo xadgudub loo gaystay.

 

Wuxuu intaasi ku daray in qaar si sharci darro ah loogu qabtay magaalada Jowhar, iyadoon maxkamad la gayninna la dilay, isla markaana ciidamada Itoobiya ay qaateen ilaa afartan Oromo ah oo ay iyagoon wax dambi ah gaysanin ay iska xirteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard that they were being killed and forced out of their homes. Shame, they have left Ethiopia, running from the blood-thirst raw meat eating scavengers to find safely in Somalia and now those who they were running from came knocking on their doors. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope TFG would take its responsibility and protect these people, especially those somali abow a.k.a Oromo who have been living in Somalia since 1970's. They are somalis, speak somali and have all the rights that other somalis do have.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this