contraflow Posted June 16, 2005 There are people working really hard to make Bosaso an insecure city. Qaraxyo bambaano oo ka dhacay bangiga iyo khasnadda dekedda magaalada Boosaaso Boosaaso - 16.June.2005 Waxaa habeenimadii xalay bambaanooyin lagu weeraray bangiga magaalada Boosaaso iyo khasnadda dekedda magaalada, waxana weerarkaas ku dhaawacmay ugu yaraan hal qof. Weerarkan bambaano ayaa waxaa sidoo kale dhaawac ka soo gaarey laba baabuur oo uu lahaa bangiga magaalada Boosaaso iyadoo sidoo kale uu bamkani dhaawacay gidaarka wasaaradda dekedaha iyo kalluumaysiga. Bam gacmeedka hore ayaa waxaa laga soo tuuray dhabarka dambe ee dhismaha khasnadda dekedda magaalada Boosaaso waxana la sheegay in ay ahayd bamnaanada gacanta laga tuuro nooca loo yaqaanno F1. Labada bam ayaa waxaa u dhexeeyey muddo saacad ah, iyadoo midka hore uu ku qarxay bangiga magaalada Boosaaso, halkaas oo ah goobta uu ku dhaawacmay nin ka tirsan ilaalada bangiga kaas oo haatan lagu daweynayo cusbataalka gaarka loo leeyahay ee Barkhadle ee magaalada Boosaaso. Ilaa iyo haatan lama garanayo ciddii falalkaas geysatey, balse booliiska magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay u qabqabteen falkaas shan qof oo lagu xiriirinayo qaraxyadaas. Booliiska magaalada Boosaaso ayaa maanta ka wada gudaha magaalada baaritaan weyn oo arrintaas ku saabsan, guddoomiyaha gobolka Barina, Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo), waxaa uu shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xarunta maamulka gobolka Bari ku sheegay in adkaynta nabadgelyada la sii laban laabi doono. Guddoomiyaha gobolka Bari, waxaa uu dadweynaha ka codsaday in ay maamulka kala shaqeeyaan isla markaasna gacan ku siiyaan adkaynta nabadgelyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted June 16, 2005 contraflow ... You gonna get targetted by some just becouse you´re beeing too self-critical Just replace the Name Bosaso with Mogadishu or Kismayo and you´ll get ya ... kissed . What is it that you wanna change in Puntland? The leadership The power concentration on Qardho/Bosaso The curroption What do you think these ppl(they sure are protesting in their own ways ) WANT to change? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawralo Posted June 16, 2005 They are protesting alright, and what a way to change their situation. A bit like their fellow hooligans in Muqdishu, and their little protest against the late Siyaad Barre. A cruel dictator, yes, but exactly what did they gain from their protest? Lets be pragmatic, these terrorists in Boosaaso will not change the situation to the better. I'd rather live in Muqdisho under the reign of Barre than the reign of the "protesting" bandits. Ilaaheey ha naga dhowro teroristyaasha. Aamin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
contraflow Posted June 17, 2005 I want to get rid of the corruption and I want the leaders to rule fairly wihout favouring any clan over the other. However I believe that whoever was behind these bombings did it for individual gain. If people want to make change they have to learn to react to things and get results without violence. Bombing is definitely not hthe answer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 17, 2005 ^^^ Good points made, however Bossaso stability will not change because of this criminal act. Indeed Puntland suffers greatly as like other parts due to the prolifiration of small arms. However the leadership its best and must be supported. Anyhow good topic and an important issue for everyone. How to get these wepons away from the general public. Quote Share this post Link to post Share on other sites