Sign in to follow this  
General Duke

Jowhar: UN to relocate office from Nairobi + Pirates to release Ship

Recommended Posts

Qaramada Midoobay oo Xafiisyo ka furanaysa Caasimada KMG-ah ee Magaalada Jowhar.

Posted to the Web Aug 07, 16:30

 

 

Nairobi:-Warar aan kahaleyno magaalada Caasimada ah ee Narobi, ayaa sheegaya in Qaramada Midoobay xafiiisyadii uga furnaa Magaalada Nairobi loo soo wareejin doono caasimada KMG-ah ee Soomaaliya Magaalada Jowhar,maadaama inta badan xubnaha dawladu ay ku sugan yihiin.

 

Xafiiska ugu horeeyo oo loo soo rari doono caasimada KMG-ah ee Jowhar ayaa lagu sheegay xafiiska siyaasada ee Soomaaliya ee loogu magac daray UNIPOS.

 

Dhinaca kale Xafiiskii UNDP uu madaxa ka ahaa Maxwel Gaylard ayaa la qorsheynayaa in isna loo soo rari doono Magaalada Jowhar mustaqbalka dhaw, si uu halkaasi uga fuliyo hawlihii gargaarka iyo mushaarbixinta dhamaan hey'adaha Dawlada.

 

Soo guurida Hey'adahan ay ku doonayso inay Xafiiskeeda u soo wareejiso caasimada KMG-ah ee Jowhar ayaa noqoneysa mid u sahasha in ay ka hawlgalaan gudaha Soomaaliya.

 

Xuseen Yaasiin Gode-Gode

email:godegode_6@hotmail

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali pirates to release WFP ship, hostages

Posted to the Web Aug 06, 17:27

 

 

By Andrew Cawthorne

 

NAIROBI, Aug 6 (Reuters) - Somali pirates holding 10 hostages for more than a month on a ship chartered by the U.N. World Food Programme to carry food aid have agreed to release the vessel and crew, the WFP said on Saturday.

 

"An agreement has been reached for the release of the ship, crew and food in the next three days," WFP spokeswoman Rene McGuffin told Reuters in Nairobi.

 

In the most high-profile of a recent spree of hijackings off lawless Somalia, the militiamen seized the MV Semlow on June 27 as it headed for the northern port of Bossaso carrying 850 tonnes of rice given by Japan and Germany for post-tsunami aid.

 

Armed pirates use speed boats to attack ships in the area, and even targeted a laden oil tanker in one of nine incidents in recent weeks reported by the International Maritime Bureau.

 

In the WFP case, the pirates initially demanded a $500,000 ransom for the eight Kenyan crew members, Sri Lankan captain and Tanzanian engineer.They then reduced that to demand the rice.

 

WFP said agreement was reached at a meeting on Friday in Jowhar -- the seat of the new Somali government -- between diplomats, local leaders and WFP country director Robert Hauser.

 

"We are tremendously grateful to the Somali Transitional Federal Government and the Kenyan ambassador for their combined efforts to ensure that the vessel, the food, and most importantly the ten-member crew who have suffered greatly during this ordeal will be released unconditionally," Hauser said.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hay'adaha Beesha Caalamaka ee ka Hawlgali doona Caasumada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya Jawhar ayaa la shaaciyay, iyaga oo la shaagay in ay dhawaan ka furan doonaan xafiisyadooda Magaalada Jawhar

 

Posted by : webmaster on Sunday, August 07, 2005 - 09:15 AM

 

Warar aan si hoose ku helnay ayaa sheegaya in Qaramada Midoobay xafiiisyadii ka furnaa magaalada Nairoobi loo soo wareejin doono caasimada KMG-ah ee Soomaaliya magaalada Jowhar,maadaama inta badan xubnaha dawladu ay ku sugan yihiin.

 

 

Xafiiska ugu horeeyo oo loo soo rari doono caasimada KMG-ah ayaa lagu sheegay xafiiska siyaasada ee Soomaaliya ee loogu magac daray UNIPOS.

 

Dhinaca kale xafiiskii UNDP uu madaxda ka ahaa Maxwel Gaylard ayaa la qorsheynayaa in isna ,loo soo rari doono magaalada Jowhar mustaqbalka dhaw si, uu halkaasi ooga fuliyo hawlihii gargaarka iyo mushaarbixinta dhamaan hey.adaha Dawlada.

 

 

Soo guurida Hey,adahan caasimada KMG-ah ayaa noqoneysa mid u sahasha Beesha Caalamka in ay ka hawlgalaan gudaha Soomaaliya.

 

Xuseen Yaasiin Gode-Gode

godegode_6@hotmail.com

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by General Duke:

Somali pirates to release WFP ship, hostages

How dare you call your close kinsmen 'pirates'? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this