Cowke Posted July 14, 2010 Kaluumaysatada Puntland Oo Loogu Baaqay In Ay Isdiiwangeliyaan July 14, 2010 Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dawladda Puntland ayaa ugu baaqday Kaluumaysatada ku dhaqan degaanada Puntland in ay isi soo diiwangeliyaan. Agaasimaha Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Mudane Cabdiwaaxid Xirsi Joocaar oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in kaluumaysatada looga baahanyahay in ay isi soo diiwangeliyaan isla markaana la siiyo kaarar aqoonsi ah oo muujinaaya in ay yihiin kaluumaysato. Kaluumaysatada ayaa la kulma dhibaatooyin kala duwan xilliyada ay ku guda jiraan howlahooda kaluumaysi oo ay u shaqo tegaan Badwaynta,waxaana dhibaatooyinkaas ay kala kulmaan Ciidamada Shisheeye ee ku sugan xeebaha Soomaaliya kuwaas oo uga shakiya in ay yihiin kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida. ”…Kaluumaysatada in ay isdiiwangeliyaan run ahaanti waa mid muhiim u ah naftooda,waayo hadii laga shakiyo waxaa ay lasoo baxaayan kararka aqoonsiga in ay yihiin kaluumaysato.marka waxaan ka codsanaayan kaluumaysatadeena in ay Wasaarada iska soo diiwangeliyaan si ay loo kala soco iyaga iyo Burcadbadeeda…”,ayuu yiri. Wuxuu intaa ku daray in kulankii ugu dambeeyey ay wada qaateen Taliyaha guud ee Ciidanka Badda NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya una jooga howlgalka la dagaalanka Burcadbadeeda ka wada hadleen arimo ay ka mid tahay in kaluumaysatada loo sameeyo kaarar aqoonsi ah. Dhowaan ayay ahayd markii Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland shaacisay in ay diiwangelin ku bilawday kaluumaysatada ka howlgala magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 You should leave the Fisherman allone and give a passport to the pirates. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 14, 2010 Pirates at least dont go running to other countries and become a burden on people's system like your ppl badda cas ayeyba ku dhinteen. Pirates make their money not begg for it like u Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Originally posted by Cowke: Pirates at least dont go running to other countries and become a burden on people's system like your ppl badda cas ayeyba ku dhinteen. Pirates make their money not begg for it like u Cowke, in which country(or world) do you live in? Or are you a pirate? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 14, 2010 Qof meeshan ka dhashey maxad oran lahayd? http://www.youtube.com/watch?v=PRxA8NCxO3c Sxb anigu waba ku ganacsada iyo awoowahay wuu ku abiidsan jirey. Mantana sidas ayey tahay marka maxad ii dhihi karta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 14, 2010 Just worry about your people sxb oo la ganacsato sida xoolaha ariga oo kale lol. When you take care of them markas baad pirate wax ka sheegi karta. Pirates way ka sharaf badan yihin haday runta timaado ama youtubelinkeyga firi wat your future is Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 So you dont live in a western country. But you are an arab business men who trades in people? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 14, 2010 Chief war anigu sharaf ba ku imi the west. I don't come through badda cas ama libya deserts Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Originally posted by Cowke: Chief war anigu sharaf ba ku imi the west. I don't come through badda cas ama libya deserts Ma Eedo Ayaan Hirsi ayaa ku keentay? mise Habiyaro Waris Dirie? Which one has sold her integrity and belief to bring you to the west? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 14, 2010 Chief_Aaqil ayan hersi waxay dhaanta xkeyse oo paltalk gaal ku ah. At least ayan is rich. Waris waxay dhaanta gabdhoyinkaga oo london jidoyinka iska yaal, ma og tahay imisa paltalk isku qaawiyo? raaliya_20 chick bal paltalk ka soo baro. Lol xitaa computerki ayayba ku kacsaneyan iskaba daa real life. Marka hadi prostitute laga hadley anigu 3 baa iga dhashey..adiguna tarikh bay idin gashay because waan haaya sawiro kala duwan gabdho yar iyo weynba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Sorry, I dont use Paltalk. So I dont know what dirty stuff you have been doing online and with whom, but that is your business. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 Yaa isla hadlaya ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Cowke, your profile said that you are divorced. It doesnty suprise me, if you talk like that and do all those dirty stuff online. Let me give you an advise. If you want to keep your wife from running away from you, i would advise not to talk about women like that and change your crazy mentality, or otherwise they will keep running away from you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 14, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Yaa isla hadlaya ?? Oh my! weligey uma qoslin sidan u qosley maanta, qofkani maxaa ka qaldan! Ilaahayahow caafimaad na sii! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 ,,, Laba codlayntaan ka yaabay dee ,,, loooooooooooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites