Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Fisherman Must Register Their Status And Be Provided ID Card

Recommended Posts

Cowke   

Kaluumaysatada Puntland Oo Loogu Baaqay In Ay Isdiiwangeliyaan

 

July 14, 2010

 

Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dawladda Puntland ayaa ugu baaqday Kaluumaysatada ku dhaqan degaanada Puntland in ay isi soo diiwangeliyaan.

 

Agaasimaha Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Mudane Cabdiwaaxid Xirsi Joocaar oo u waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in kaluumaysatada looga baahanyahay in ay isi soo diiwangeliyaan isla markaana la siiyo kaarar aqoonsi ah oo muujinaaya in ay yihiin kaluumaysato.

 

Kaluumaysatada ayaa la kulma dhibaatooyin kala duwan xilliyada ay ku guda jiraan howlahooda kaluumaysi oo ay u shaqo tegaan Badwaynta,waxaana dhibaatooyinkaas ay kala kulmaan Ciidamada Shisheeye ee ku sugan xeebaha Soomaaliya kuwaas oo uga shakiya in ay yihiin kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida.

 

”…Kaluumaysatada in ay isdiiwangeliyaan run ahaanti waa mid muhiim u ah naftooda,waayo hadii laga shakiyo waxaa ay lasoo baxaayan kararka aqoonsiga in ay yihiin kaluumaysato.marka waxaan ka codsanaayan kaluumaysatadeena in ay Wasaarada iska soo diiwangeliyaan si ay loo kala soco iyaga iyo Burcadbadeeda…”,ayuu yiri.

 

Wuxuu intaa ku daray in kulankii ugu dambeeyey ay wada qaateen Taliyaha guud ee Ciidanka Badda NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya una jooga howlgalka la dagaalanka Burcadbadeeda ka wada hadleen arimo ay ka mid tahay in kaluumaysatada loo sameeyo kaarar aqoonsi ah.

 

Dhowaan ayay ahayd markii Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland shaacisay in ay diiwangelin ku bilawday kaluumaysatada ka howlgala magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Pirates at least dont go running to other countries and become a burden on people's system like your ppl badda cas ayeyba ku dhinteen.

 

Pirates make their money not begg for it like u

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

Pirates at least dont go running to other countries and become a burden on people's system like your ppl badda cas ayeyba ku dhinteen.

 

Pirates make their money not begg for it like u

Cowke, in which country(or world) do you live in?

Or are you a pirate?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Just worry about your people sxb oo la ganacsato sida xoolaha ariga oo kale lol. When you take care of them markas baad pirate wax ka sheegi karta. Pirates way ka sharaf badan yihin haday runta timaado ama youtubelinkeyga firi wat your future is

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Chief war anigu sharaf ba ku imi the west. I don't come through badda cas ama libya deserts

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

Chief war anigu sharaf ba ku imi the west. I don't come through badda cas ama libya deserts

Ma Eedo Ayaan Hirsi ayaa ku keentay? mise Habiyaro Waris Dirie? Which one has sold her integrity and belief to bring you to the west?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Chief_Aaqil ayan hersi waxay dhaanta xkeyse oo paltalk gaal ku ah. At least ayan is rich. Waris waxay dhaanta gabdhoyinkaga oo london jidoyinka iska yaal, ma og tahay imisa paltalk isku qaawiyo? raaliya_20 chick bal paltalk ka soo baro. Lol xitaa computerki ayayba ku kacsaneyan iskaba daa real life.

 

Marka hadi prostitute laga hadley anigu 3 baa iga dhashey..adiguna tarikh bay idin gashay because waan haaya sawiro kala duwan gabdho yar iyo weynba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke, your profile said that you are divorced.

 

It doesnty suprise me, if you talk like that and do all those dirty stuff online.

 

Let me give you an advise. If you want to keep your wife from running away from you, i would advise not to talk about women like that and change your crazy mentality, or otherwise they will keep running away from you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Jacaylbaro:

Yaa isla hadlaya ??
:D

Oh my! weligey uma qoslin sidan u qosley maanta, qofkani maxaa ka qaldan! Ilaahayahow caafimaad na sii! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this