Cowke Posted June 25, 2010 Bangeele: Ahlusuna Oo Lagu Wareejiyey 500 Oo Askari & 11 Gaadiid Dagaal Ah [ Sawiro Badan ] Jun 24,2010 by Caabudwaaq-Gedo-News Degaanka Bangeele ee ku yaala duleedka magaalada Caabudwaaq waxaa shalay galinkii dambe ka dhacdey munaasabad hub wareejin ah oo ay soo qaban-qaabiyeen beesha degaankaasi ka soo jeeda,waxaana beeshaasi hub isugu jira Kan Fudud & kan culus ku wareegjiyeen Culimo Awdiinka Ahlusuna Waljameeca gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Beesha ****. Sidoo kale waxaa culimo awdiinka Ahlusuna oo isugu jirey saraakiil & Masuuliyiin kale oo badan lagu wareejiyey Ciidamo isla degaankaasi ka soo jeeda isla markaasna tiradoodu kor u dhaaftey 500 oo askari,waxaana la sheegey inay ciidamadaasi ka mid ahaan doonaan culimo Awdiinka Ahlusuna ee ka hawlgala degaanada Caabudwaaq,Dhabad, Balanbal & degaanada kale ee hoos yimaada. Gaadiidkan dagaal ee lagu wareejiyey Ahlusuna waljameeca waxay isugu jireey hub aad u culus & mid fuduud waxaana ka mid ahaa Kuwa Lidka Diyaaradaha, Taangiyaal & kuwo kale oo badan oo gaaraya 11 tikniko ah,waxaana ay kala ahayeen sidan: 3 Taangi 2 Zuug 2 Teedhi saban 2 Iskaa Foodhi Tiiri 1 Biiteem 1 jiib. Waxaa Sidoo kale Ahlusuna si toos ah loogu wareejiyey 500 oo askari kuwaasi oo ka mid ahaa ciidamo degaankaasi ka soo jeeda,waxaana arrintaasi iskla gartey odayaasha dhaqanka degaamadasi ku nool,waxaana ay shaaciyeen inay si toos ah uga mid yihiin Culimo awdiinka Ahlusuna Waljameeca. Odayaasha Dhaqan ee degaamadaasi ka soo jeeda kana mid ahaa masuuliyiintii dhaqanka ee saraakiisha Ahlusuna ku wareejineysey hubka & ciidanka Ahlusuna ayaa saraakisha & ciidamadaasi kula dardaarmay inay si wanaagsan u dhaqmaan una difaacaan degaanaadood iyagoo sheegey ciidamada & Saraakishu inay yihiin kuwo karti u leh inay ka wajabaan talaabo kasta oo la soo derista. Ku wareejinta ciidamadaas maamulka Ahlusuna waljameeca waxa si weyn u soo dhaaweyey shacabka ku dhaqan degaamada caabudwaaq, Dhabad ,Bangeele & Balanbale,waxaana ay sheegeen inay soo dhaweynayaan talabada ay qaadeen odayaasha dhaqanka & masuuliyiinta kale oo ciidamadaasi & hubkaasi ku wareejiyey Saraakisha Ahlusuna Waljameeca. C/kariim Axmed Bulxan Caabudwaaq-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted June 25, 2010 What does this mean? Peace or more War? I dont know these new groups. Al-Shabaan, Al-Ithihaad, Ahlu Sunna, etc? In my time you had the Qadriya, they were fun guys, you could laugh with them. Salaxiya they were friendly and well travelled. And Axmediya they were disclipned and dedicated. And the Britisch they were secular unless they Quees needed to be saved. But they all wanted peace. As long as you didnt interefere with their issue's. But with these new groups, you dont know who wants peace and they all seem to favour war. doesnt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 25, 2010 Chief what this means is that ahlul sunnah is getting their act together and forming a barrier to keep shabab out of the central regions. Shabab and hizbul islam have been trying to penetrate the central regions for a long time now. The HI crew took over hobyo and harardheere so I guess the galguduud people are getting prepared. PS: damn I must give them credit though those abuudwaq ppl sure take care of their towns even though the strength of their clan is more in kismayo and gedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted June 25, 2010 So its the good guys who are getting their acts together? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted June 26, 2010 according to these pictures , i just see that they're in really bad shape after our last strike ! no need to respond this one with military force .. maybe just offer some clean water and saabuun maris .. Quote Share this post Link to post Share on other sites