Sign in to follow this  
Hunguri

President Abdillahi Yuusuf Jamhuuriya on line(S-land issue)

Recommended Posts

Jabhad   

XUUUUUUUUUUX S/Land A/Y is coming,,,,, well said Xalane

On a Tigree tank.

 

And the far worse of it, is that to this day, they could not bring themselves to settle their differences with others who bested them in broad daylight, without them being a retained men for others, such as that of Tigrean's boys in Ethiopia.

AAH. What a good legacy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigaygan [Cabdillaahi Yuusuf] kula hadlaya waxaan aaminsanahay in ay Soomaaliya tahay dal qudha, Puntland iyo Somaliland-na way isa saran yihiin, aniguna waxaan ka imi Puntland oo aan ka soo jeedaa. Puntland-na ma go’i karto, Somaliland-na ma go’i karto. Waannu maqalnaa dad leh waannu go’aynaa, dee sharci baa jira lagu kala go’a ee sharciga ha soo maraan.”

.......

Simple and to the point, they are but a region of Somalia..

 

Oodweyne, time is catching up with you lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar odaygu wuu sii dhimanayaa iska daaya ,,,, qofku markuu sii dhimanayo wuxuu doono wuu ku hadlaa ,,,,,,,,,, siyaad barreba isagoo leh ANIGAA MADAXWEYNE AH buu ka baxay :D

 

 

Villa Somalia ha hagaajiyo then ha ka hadlo for the rest of his dreams :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB ha gefin sxb dhimashada alla haya adiga iyo sigana mid hordhimanna GOD knows only,,,,,

 

dad badan oo inu dhinto jeclaa baa walahi ka hordhintay oo aan been ahayn and i am afraid that u may end up the same faith

Share this post


Link to post
Share on other sites

dhanxiir

 

Maansha Allaah; Ma maqasheen ninkii Ina Yey ee madaxdeennu ku taageertay qabsashada Soomaaliya ee ciidammada Itoobiya, in uu abaalkeennii guday oo yidhi; ‘Sharcigaa noo dhexeeya aniga iyo Somaliland, wax dagaal ahna igamay mutaysan.’ Alleylehe, may gardarnayn markay Itoobiya ugu sabcisay taageeradii ay Cabdillaahi Yuusuf xoogga ugu qabatay Soomaaliya ee ay kaga sifaysay kuwii diinta innoogu soo gabbanayey.

 

 

Weger; Abaalkaaba dhac. Adeer, malaha isku idaacad baynaan dhegaysane, anigu tii aan warkeeda maqlayey wax laga naxo ayaa Eebbe ka keenay oo wuxuu yidhi sinaba suurtogal u noqon mayso in ay Somaliland dalka Soomaaliya goonni uga go’do, waxaanse ku weydiiyey wixii la astarayey ee wallaalaheen Itoobiya inoo qaranisay ma waxan bay ahaayeen? Wallee waxaan ka baqayaa in aynu maanta ku jirno dabinkii la inoo qoolayey. Cajab!

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this