Sign in to follow this  
ANWAR

Qaraxyo iyo rasaas xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

ANWAR   

Mogadishu 13, June.07 ( Sh.M.Network) Qaraxyo xoogan oo ay xigsadeen rasaas badan ayaa ka dhacay caawa magaalada Muqdisho, iyadoo wali aan la garaneyn qasaaraha ay geysteen.

 

Sida ay shabelle u sheegeen goobjoogayaal, qaraxyadaan ayaa waxa ay ka kala dhaceen agagaarka Shirkole, Cali Kamiin iyo Warshadii hore ee Baastada, iyadoo sidoo kale rasaas xoogan laga maqlay goobahaasi.

 

Goobjooge la yiraahdo Max'ed Bashiir oo ku sugan agagaarka Shirkole ayaa shabelle u sheegay abaarihii 9:10 Pm in 3 qarax laga maqlay halkaasi, kuwaasi oo ahaa baasukayaal lagu weeraray fariisin ciidamada dowladda Ethiopia ay ku leeyihiin halkaasi, iyadoo qaraxyada ka dibna ay dhaceen rasaas xoogan oo la is weydaarsaday, lamana garanayo kooxaha weerarkan geystay iyo qasaaaha ka dhashay.

 

Sidoo kale iska horimad la isku adeegsaday rasaas culus ayaa ka dhacay agagaarka warshadii hore ee Baastada oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia, iyadoo sidoo kale halkaasi laga maqlay qaraxyo, lamana garanayo qasaaraha ay geysteen.

 

Sidoo kale kooxo aan la garaneyn ayaa bam gacmeedyo ku tuuray agagaarka Cali Kamiin oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia, iyadoo sidoo kale la maqlay warsahadda baastada shirkoole, CalkiKamiin Bamnanoouim

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this