MoonLight1 Posted December 17, 2009 Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Asmara oo Dowlada Islaamiga dhawaan lagu dhawaaqayo loo diiday in ay ka midnoqdaan iyo Calanka Alshabaab oo Soomaaliya Calan u noqon doono Shir maal mahaan ugu socday xoogaga ugu awooda badan ee Soomaaliya ee Ilsamiyiinta ah ayaa lagu gorfeynayaa in Soomaaliya loo dhiso dowlada islaami ah oo soo coleso Qilaaafa Islaamiyo oo aduunka ka maqneed dhowr boqol oo sano Dowladaan Islaamiga ayaa sida aan wararka ku helyno wada dhisanayaan garabyada Xisbil Islaami iyo Alshabaab oo xiligaan gacanta ku haayo intabadan gobolada Soomaliya iyo Intabadan caasiamda Muqdisho Dowladaan oo lagu dhawaaqayo ayaa booska madaxweynha waxaa loo bixinayaa Amiir kaa oo la siinayo soona xulanayo xoogaga Alshabaab halka Gudoomiyaha golaha Shuuradana la siiyey Xisbul islaami halka awood qeybsigana sheegayaan in wali la wado oo qaarna leysku mari la yahay Kooxaha Islaamiyiinta shirayo ayaa goaan ku gaaray in aan dowlada Islaamiga lagu soo darin qof xubin ka noqday Dowlada Midnimada Qaran ama tii ka horeysay iyo kooxaha la baxay Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Asmara ee ka soo galay Bulshada Rayidka iyo Dowladii Cabdulaahi Yuusuf Waxaa sidoo kale goaan lagu gaaray in calamka Soomaaliya ee buluuga ah la badalo laguna badalo Calanka Madoow ee alshabaab ee ka muuqato Astaanta diinta Isku soo wada duubee dhagaha shacabka Soomaaliyeed ayaa u dhaga taagayo waxa ka soo baxo shirkaasi iyo dowlada islamaiga ay soo dhisaan waxaase la yaab noqotay in kooxaha wadaada u diideen Dowladii umada ka dhaxeysay cid aan iyaga aheyn oo aan cimaamad wadan surwalkana u gaabsaneen dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted December 18, 2009 whuts up wit the blag flag...midabka madow ..wuxuu u taagan yahay wax xun, caqliga bila'aadanka...may midabka cadaan ka dhigaan?....very odd Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 18, 2009 Dayniile.com needs not cry, Al Shabaab will create the government they have been yearning for years,and their ministers will be Pakistani's and Afghan brothers, you reap what you sow indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 18, 2009 Good development to see shabab and xisbal islam are forming a government Quote Share this post Link to post Share on other sites