Emperor Posted December 6, 2007 Baydhabo: Ciidamada DFKMGS oo howlgalo ka wada Baydhabo. 6. december 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya ayaa galinkii danbe ee Baydhabo ka bilaabay howlgalo xoog leh oo lugu baarayo deegaanadii ay ku dhawaayeen meelihii qaraxyada lugula beegsaay Ciidanka Itoobiya. Labo qarax oo kala horeeyey Saacado ayaa maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ,waxaana lugu waramayaa in ay geysteen Qaraxyadaasi khasaare soo gaarey dad Shacab ah. Warar laga helayo qaar kamid ah Saraakiisha amaanka ayaa sheegaya in ay dhaawacyo soo gaareen sidoo kale ciidanka dowlada Itoobiya ee saarnaa gaadiidkii la weeraray. Baaritaanada ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa lugu urgaarsanayaa dadkii ka danbeeyey qaraxyadii saacadaha kala horeeyey ee maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ,mana jiraan cid loo qabtey ilaa waqtigan la joogo. Saraakiisha amaanka ee dowlada Soomaaliya qaar ka mid ah oo diiday in aan magacooda xigano ,ayaa tilmaamay in ay howlaha bilaabeen markii loo soo sheegay dad lugu tuhmayo qaraxyadii dhacay. Caadiyan ciidanka DFKMG iyo kuwa Itoobiya ayaa howlahan oo kale sameeya markii ay meelo ka dhacaan qaraxyo ama ay helaan xogo sugan oo ku aadan goobaha lugu tuhmayo kooxaha qaraxyada inta badan geysanaya. Saraakiisha ayaa ku warmaya in ay maanta Magaalada laga dareemayay howlgalladan ay wadaan ciidamada Iskaashanaya ,mana la xaqiijin cid arintaasi loo qabtey. Magaalada Baydhabo ayaa bishii ugu danbeeyey aysan ka dhicibn wax qaraxyo ah ,waxa ayna xarunta utahay baarlamaanka Soomaaliya ,inkastoo hada ay joogaan ciidamo fara badan oo halkaasi tagey markii ay tageen madaxda dowlada Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya Keligood waxba ma samayn karaan miyaa ilaa itoobiyan ay soo kaxaystaan ?? ,,, weli maan maqal iyadoo la leeyahay keligood baa hawlgal fuliyey ka waran ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 6, 2007 ^It's a joint operation and nothing is wrong with that... the two forces are combined everywhere and on any barracks, what do you expect... It is done that way to avoid any tension and not to isolate the foreign peace keeping forces... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 6, 2007 From: Kismaio, PUNTLAND Well that explains everything ,,,,,,,,,, No further questions Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 6, 2007 ^Sure it does, and you shouldn't ask Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted December 6, 2007 quote:It is done that way to avoid any tension and not to isolate the foreign peace keeping forces... you mean the Ugandans? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 6, 2007 ^No difference, both the Ethiopians and the Ugandans are foreign troops... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted December 6, 2007 Didn't the U.N say that no neighbouring troops could send troops to Somalia?And if there is no difference between Ethiopia and Uganda, why are the Ethiopians saying they want to leave to be placed by "peacekeepers". Surely this means Ethiopians aren't part of "peacekeepers"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 6, 2007 Ethiopia did its part and it stil does a hell lot of a major work, it's time for them to be heading home given that there is replacement or the Somali forces training completes to take care of the security job... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted December 6, 2007 So those Ethiopian that were recently sent to Somalia, they are heading home or heading to Muqdisho? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 6, 2007 ^Horta see wax ufahantaa ninyahow... Waan ogahay inaad isku fikirka iskaga soo horjeedno laakiin hadalka aan kuleeyahay fahan un please... I said they will head home should there be a replacement, do you see any replacement, No, then you can expect more troops to get into Somalia as and when is appropriate... Hadalkayga sidaa ayaan marki hore kuugu cadeeyay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted December 6, 2007 Who should I believe you are Meles Zenawi? Only the man has been changing stories for the past year or so! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 6, 2007 ^Im not a politician neither do I hold any position from any political group, I only present my ideas and discuss with the likes of you here on SOL, I do not represent anyone but myself, I have no authority over dead animal let alone the Somali or Ethiopian army... YOu should not take my word as that of an Authority or powerful man such as Zenawi... Like I said, I simply add my few cents, that's all Quote Share this post Link to post Share on other sites