General Duke Posted March 7, 2007 MUQDISHO: Dowladda Federaalka oo wadda qorshe ay Muqdisho ku soo galinayso ciidammo nabadda Muqdisho suga oo tababar uu u dhammaaday Posted to the Web Mar 07, 12:47 Muqdisho (PP) – Ilo wareedyo ku dhow Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in dowladdu ay billowday inay u soo daad-gureyso Muqdisho ciidammo ka tirsan kuwa dowladda oo tabar uu uga socday xerada Milateriga ee ballidoogle. Wararkaan ayaa waxay xaqiijinayaan in ku dhawaad 120-gaari oo nooca N3-ga loo yaqaan ah loo dilay xalay inay soo daadgureeyaan ciidammadaas, waxaana wararku ay sheegayaan in lagu wado in ciidammada Dowladda la keeno Muqdisho. Sidoo kale wararkaan ayaa waxay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay go’aan ku gaartay inay wax ka qabato dowladda Federaalka Ammaanka guud ee Magaalada Muqdisho oo noqotay meel ay si gaar ah isha ugu hayso Dowladda Soomaaliya. Muqdisho ayaa waxaa shalay soo gaaray cutubyo ka tirsan ciidammada Dowladda Uganda kuwaasoo nabad ilaalintooda ka bilaabaya Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya oo ay dowladdu dhowr jeer oo hore sheegtay inay tahay meel ay ka jirto xasillooni darro aad u xoog badan. Waxaa marag ma doonto ah in Magalaada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay tahay meel aanu haba yaraatee ka jirin ammaan la isku halleyn karo, waxaana ku soo badanaya Muqdisho dilalka dadka rayidka ah iyo sidoo kale dilalka loo geystay ciidammada dowladda iyo saraakiisha ciidanka booliiska iyo kuwa nabasugidda dalka; iyadoo falalkaas ay ka wadaan caasimadda kooxo aan la garanayn oo abaabulan. Maxamed Xusen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mal: jantiile@puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 7, 2007 How many troops? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 7, 2007 Thousands..Some say between 10-12,000 troops Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 7, 2007 I mean from balidoogle alone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 7, 2007 ^^^Yes, Bali-doogle was housing the most troops from across Somalia, Hiiraan alone had 2000 + recruits... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 7, 2007 Some will say another few thousand TFG troops from Puntland were being trained when in fact these men were the militias from Qanyare, Suudi, Dheere etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 7, 2007 ^^^Every clan is being trained, even the unarmed clans from Afgoyee district alone sent over 800 millitia. Quote Share this post Link to post Share on other sites