Kamaavi Posted March 27, 2010 Gudi Hoosaad Xariirka Arrimaha Dibada ee Dowlada Maraykanka ayaa Maalinimadii Labaad ooga hadlay Xaalada Itoobiya si qoto Dheer, Qodobada Itoobiya ee laga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa, Xisbiga Talada haya ee EPRDF oo Marin Habaabiyay Nidaamka Demoqraadiga Itoobiya. Xariga Laba Haweenay ah oo mid ay tahay Hogaamiyaha Mucaaradka oo Xaaladeeda Caafimaad Laga Dayrin, Iyo Bishaaro Wacdi oo Maamulka Somaliland Itoobiya u soo gacan galiyay. Bishaaro Wacdi ayaa noqotay Qofkii oogu horeeyay ee Shacab ah ee Dowlada Maraykanku Kal fadhi ku Magacowdo, Midaas oo la oran Koro Bishaaro waxaa og Xaaladeeda Dowlada Maraykanka. Warbaxintan Golaha Senate laga hor Akhriyay ayaa lagu sheegay In Bisharo Wacdi la Xiray sanado kahor, Ninkeeda la Dilay oo ay haysto Caruur Agoon ah Sirdoonka Itoobiya Iyo Maamulka Hargaysana Doonayaan iny Cirib Gooyaan Caruurtaas Agoonta ah. Khubada Marka la jeediyay ayaa waxaa Ilmeeyay ogu Yaraan 20 Mudane oo Goobta fadhiya oo Markaas oogu Horaysay Maqalka Arrinkaas Mid ka mid ah Mudanayaashaa ayaa Yiri Bishaaro waa inaan Xabiska oogu Booqdaa Ninkaas oo ah Waaxda Arrimaha Dibada Afrika u qaabilsan Xuquuq Insaanka. Waxaa Isla Goobta Xisaab u taalo ah Maamulka Somaliland oo soo Booqayan Washigton oo arrinkaas la hor Dhigayo. Khubada Qoraalka Golaha Senate laga Akhritay ayaa u qornayd Sidan. My concern continues for the deteriorating condition of Ms. Birtukan [bun-TOO-can] who testified before this Committee and continues to languish in prison in Ethiopia along with hundreds of others, without access to medical care. I hope to learn more today what our policy is toward Ethiopia. The Government of Somaliland in February handed over a woman named Mrs. Bishaaro [bih- SHAH-ro], a registered refugee in Somaliland, to Ethiopian security forces. A few years ago she was arrested and tortured by Ethiopian security and her husband was executed. I understand there is a delegation visiting from Somaliland currently and hope to learn what the U.S. position is on this case and on Somaliland more broadly. Isha warka! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 28, 2010 The Government of Somaliland in February handed over a woman named Mrs. Bishaaro [bih- SHAH-ro], a registered refugee in Somaliland, to Ethiopian security forces. A few years ago she was arrested and tortured by Ethiopian security and her husband was executed. Insha Allah, Illaah baa la jira Bishaaro, waxaanu rajeenana inay dhakhso xoriyadeedii dib ugu hesho Amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites