Kashafa Posted October 14, 2007 47 years after independence and two wars with the Xabasha, Cade Muse officially delivers Puntland, a sizeable chunk of Somalia, as an Ethiopian Protectorate. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Gen. Cadde Muuse oo beryahan ku sugnaa Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa waxaa kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Seyuum Mesfin, una sheegay in Itoobiya ay Qunsuliyad ka furaneysa Puntland. Mesfin waxa uu Puntland ku sasabay in iyagana loo ogolaalanayo in ay Qunsuliyad la shaqaysa Itoobiya ka furtaan Addis Ababa. Waxaa dhici karta in akhristuhu is weydiiyo, waa maxay danta gaarka ah ee Itoobiya ka leedahay Puntland? Waxaa jawaab fudud arrintaas u ah dhawrkan arrimood: - Si loo ilaawo dhulka ay Itoobiya ka Gumeysato Soomaalida ee SoomaaliGalbeed - Inay la baxdo Shidaalka (Batrool iyo gaaska dabiiciga ah) ee Dhulka SoomaaliGalbeed iyadoo ra'yi caalamka ku khaldaysa una muujinaysa inay xitaa qunsuliyado ku leedahay dhul Soomaaliyeed (Puntland) -Si ay u adeegsato Xeebaha Badda Cas iyo Badweynta Hindiya ee Puntland maadaama aysan Itoobiya bad lahayn - In ay fuliso hadafka u Qoran Wasaaradda Arrimaha Dibada Itoobiya iyo dano kale oo u qorsoon... Source Anakoo indaheena shanta soo jeedaan ay rabaan dhabo-dhilif'ta in Somalia Gumeysi lagu celiyo. Fortunately for us, Somalia does not lack for heroes that are willing to sacrifice blood & treasure to expell and destroy the Ethiopians iyo kuwa kabaha ka dhabo-qaado. Wa yamkaroona wa yamkaroollahu Wallahu Khayrul Maakireen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted October 14, 2007 well, greed is everything these days! sell you land to highest bidder!! i dont understand why he dont put it in Ebay!! he could have got more for it! 4 sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites