Sign in to follow this  
General Duke

Italy...Eritrian supply ship bombed of the coast of Somalia

Recommended Posts

Italy: Dagaalka lagula jiro argagaxisada caalamiga ah oo ka bilowday badaha Soomaaliya.

Khamiis, September 28, 2006

 

Corriere Della Sera

 

Italy: Dagaalka lagula jiro argagaxisada caalamiga ah oo ka bilowday badaha Soomaaliya.

 

Italy (AllPuntland)- Sida ay qortay saxaafadda wadanka Talyaaniga markab cidamo sigu jira ajnabi iyo Soomali u siday maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dajiyay ciidankii uu sidayna lagu laayay badda Soomaaliya.

 

Markabkani ayaa waxaa la sheegay in ay weerarkaasi ku qaadeen diyaarado aan la garanayn dalka laga leeyahay, iyada oo dadka uu wadayna ay ka soo kala jeedeen wadamada:- Carabta, Pakistan, Afghanistan, Oromo, Eretrian iyo Soomaali, waxaana hor kacayay saraakii Eretrian ah.

 

Wargayska Corriere Della Sera ayaa waxa uu sheegay in markabkani uu ka soo ambabxay wadanka Eretriya caasimadiisa Asmara, iyada oo falkani uu dhacay inta lagu jiray bishan Septembar.

 

Corriere Della Sera ayaa waxa uu intaasi ku daray in dilkii loo gaystyay sooradii u dhalatay wadanka talyaaniga ay dilkeeda ka danbeeyeen dad ajnabi ah oo u dhashay wadanka Eretria.

 

Arrintabi ayaa waxa ay u muuqataa in ay hor dhac u tahay dagaalka caalamiga ah ee lagula jiro argagixisada uu ka bilowday geeska Afrika gaar ahaan wadanka Soomaaliya oo la sheego in uu hooy u noqday argagixisada Caalamka.

 

M. J. Koronto

AllPuntland.

 

Warbixinta wargayska ayaa waxa ay u qornayd.

 

 

Il governo di transizione è invece appoggiato oltre che dagli etiopi anche dagli americani e dagli ugandesi. Un colonnello di Kampala è rimasto ferito nell’attentato contro il presidente Abdullahi Yussuf, rimasto illeso, la settimana scorsa. L’inviato speciale del governo italiano, Mario Raffaelli, si sta adoperando per creare un ponte tra governo e islamici e cercare di arrivare a un accordo prima di uno scontro frontale Corti/Etiopia che può avere delle conseguenza nefaste non solo per la Somalia, ma per tutto il Corno d’Africa. La comunità internazionale sembra comunque impotente davanti al dilagare degli islamici. Il Somaliland, l’ex colonia britannica che si è autoproclamata indipendente nel 1991 e che cinicamente nessun Paese ha ancora riconosciuto nonostante sia stata pacificata e in qualche modo governata da un regime democratico, nei giorni scorsi ha lanciato un appello: “Se non ci aiutate in fretta e non ci riconoscete, rischiamo anche noi di finire nelle mani degli integralistiâ€.

 

Massimo A. Alberizzi

26 settembre 2006

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this