Abwaan Posted July 12, 2007 http://www.hillaac.net/news.php <-- after editing Muuqaalka masawirrada kuwa Meles u shaqeeya ayaanba ka naxay...lol....Ilaahoow dulli hanna badin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 12, 2007 lol...here http://www.hillaac.net/news.php sorry Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 12, 2007 looooooooooooooool ,,,,,, xamaasadu markay halkaa tagto is crazy you know Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 12, 2007 Waa naxay markaan arkay runtii...waxaase la yiri "Rag haddaad colaad leedihiin, ciidanse u weydo, hadba waxaad ku ciil bixi kartaa, kuu cawo adduuna"! Malaha arrinta saas baa laga wadaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 12, 2007 mar baan is iri boggaan iyo Soomaalidoon maxaa isku galay, haddana waxaan ogaadey inuu Denmark ka diiwaan-gashan yahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 12, 2007 looool ,,,, ninki fuley ah ayaa aabihii la dilay ,,, maalintii dambe ayaa la yidh waar orodoo ka soo aar gooso, wax kele oo uu sameeyo intuu garan waayay ilayn waa fulay e ayuu intuu u tegey ninkii irbad (cirbad) ka soo xaday intuu iskaga soo baxay buu yidhi RAG IS GURAYEE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 12, 2007 Waa iska caadi ayaantaan hawlahaan oo kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 12, 2007 I don't mean inay fuleyaal yihiin those in Asmara ,,,, i just remembered the story. i know qaar baa imika xanaaqi doona sidoodii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 13, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: RAG IS GURAYEE looooooooooooool...rag is gurayee! Quote Share this post Link to post Share on other sites