Sign in to follow this  
Abwaan

loooooooool....@ hillaac.net

Recommended Posts

Abwaan   

Waa naxay markaan arkay runtii...waxaase la yiri "Rag haddaad colaad leedihiin, ciidanse u weydo, hadba waxaad ku ciil bixi kartaa, kuu cawo adduuna"! Malaha arrinta saas baa laga wadaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

mar baan is iri boggaan iyo Soomaalidoon maxaa isku galay, haddana waxaan ogaadey inuu Denmark ka diiwaan-gashan yahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool ,,,, ninki fuley ah ayaa aabihii la dilay ,,, maalintii dambe ayaa la yidh waar orodoo ka soo aar gooso, wax kele oo uu sameeyo intuu garan waayay ilayn waa fulay e ayuu intuu u tegey ninkii irbad (cirbad) ka soo xaday :D

 

intuu iskaga soo baxay buu yidhi RAG IS GURAYEE :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't mean inay fuleyaal yihiin those in Asmara ,,,, i just remembered the story.

 

i know qaar baa imika xanaaqi doona sidoodii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this