ansaar17 Posted March 17, 2007 Muqdisho,17,March-07 ( Qaadisiya.com) War iminka aanu ka helnay Xafiis kamid ah Xafiisyada Dowladda Maqaar saarka ah ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in saacadaha soo socda la xeri doono Waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale Isgaariinta ka hawlgasha Gudaha dalka. Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in Shirkadaha Isgaarsiinta la damin doono iyadoo waddooyinka Muqdisho-na la xeri doono intooda badan, waxaana sii dheer in Xaafadaha qaar ee Magaalada Muqdisho laga bilaabi doono hawlgallo aad u culus waa sida ay Dowladda Maqaarsaarka ku dhaqaaqi doonto. Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa looga digayaa in ay iska ilaaliyaan dhibaatooyinka ay maleegayaan Dowladda Maqaar saarka ah oo iminka xilliyada ugu soo dhaw dooneysa in ay hawlgaladdaasi bilowdo. Lama garanayo illaa iyo hadda goobta ugu horeysa ee hawlgallada laga bilaabi dooni, lakin waxaanan la ogeyn illaa iyo iminka sida Dowladda Maqaarsaarka ah ay Shirkadaha ku xayiri doonto gaar ahaan Shirkadaha Isgaarsiinta iyo kuwa Internet-ka. WIXII KUSOO KORDHA ARRINTANI SAACADAHA UGU DHAQSIYAHA BADAN AYAANU IDINKUGU SOO GUDBIN DOONNAA INSHAA ALLAAH. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 17, 2007 Good good. Your fellow clan courts comrades won't even get the chance to make a last phone call before being caught lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 17, 2007 no, actually the ethiopians and their workers plan to do something they don't want everyone to know. Am sure u must be happy with your fellow tigrees. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 17, 2007 It's basic military tactics sir. I understand that it might sound complex to you and that your already going into conspiracy mode but let's just wait and see for the outcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted March 17, 2007 These and other moves were being expected.More is on the way and in time security will be restored.Good news indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 18, 2007 War iminka aanu ka helnay Xafiis kamid ah Xafiisyada Dowladda Maqaar saarka ah ee Magaalada Muqdisho... Maqaarsaarka. The word really did crack me up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 18, 2007 They need to close down all the radio stations, telecommunication companies. This will create confusion for the remaining trouble makers.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 18, 2007 Hormud Telecom is shutting down now, just read the article. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 18, 2007 ^^^For how long? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 19, 2007 According to the company's english notice it's for "15 minutes maintenance". I highly doubt that their gonna be off for only 15 minutes, probably just a PR measure in order to keep customers cool. Lets look for more news from this front as things goes. Mid ka mid ah shirkadaha taleefoonada Muqdisho oo Macaamiisheeda caawa ku wargalisay in ay 1:30 ay hawada ka bixi doonto(Warbixin) Waagacusub.net Exclusive Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa caawa fariin qoraaleed ay u qeybisay macaamiisheeda ku war galisay in caawa abaaraha 1:30 Seqda dhexe ay hawada ka bixi doonto iyadoo aan wax faah faahin ah ka bixin ujeedada daminta System-keeda Mobile-ka oo ahaa mobile-ka loogu isticmaalka badan yahay "Important Notice: We'd Kindly inform you, due to System maintenance, Hormuud Mobile Phones will be off the Air 15 minutes from 1:30am." ayaa lagu yiri ogeysiis qaab fariin qoraaleed ah loogu diray dhamaan macaamiisha shirkadda Hormuud Telecom, iyadoo shirkadu aysan sheegin sababaha ay hawada uga baxday iyo xiliga ay dib ugu soo laabanayso hawada. Lama garanayo ujeedada rasmiga ah ee ka danbeysa talaabadan ay qaaday shirkada Hormuud GSM, balse waxaa loo malaynayaa in shirkaddu ay u hogaansantay amar ka soo baxay dowlada federaalka KMG Soomaaliya, kaas oo shirkadaha Isgaarsiinta gaar ahaana Hormuud Telecom, Somafone, Telcom Somalia iyo Nation-link amarkaas oo lagu farayay in ay damiyaan System-yadooda 19 bisha maarso 2007-da oo ah maalinta barito ah. Sidoo kale arintan ayaa la tilmaamay in dowlada federaalka ay ugu gol leedahay howl galo balaaran oo ay saacadaha soo socda ka fulin doonto caasimada Muqdisho, kaas oo lagu sugayo amniga waxaana la filayaa in ay u hogaansamaan amarka dowlada shirkadaha kale ee harsan iyadoo shirkadda Hormuud-na ay u muuqato mid u hogaansantay amarka ka soo baxay dowlada. Dhanka kale waxaa iyana aanan la ogeyn in amarkaas mid la mid ah la siiyay shirkadaha Internet-ka, Xawaaladaha, Idaacadaha iyo Idaacadaha iyadoo hadii ay dhacdo in la xanibo xarumaha Internet-yadana aqristayaasha dibadaha ay weyn doonaan wararkii ay suxufiyiintu uga soo tabin jireen magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. http://www.waagacusub.net/news.18.03.07.3.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites