Xaaji Xunjuf Posted March 20, 2010 Hogamiyaha Mamulka Iyo Midaynta SSC Saleebaan Xaglo –Toosiye Oo La Sheegay Inuu Kasoo Degay Bandiira Warkii 20-Mar-2010 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho Warar aan aan la xaqiijin oo soo baxaya ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Badbaadinta iyo Midaynta maamulka Sool,sanaag iyo Cayn saleebaan axmed kaar (xaglo toosiye ) inuu saacadaha soo socda kazoo degi doono garoonka diyaaradaha ee bandiiradley ee ay gacanta ku hayaan maamulka galmudug state . Hogaamiyaha SSC oo ay u diideen inuu kazoo dego magaalooyinka garoowe ,gaalkacayo iyo weliba boosaaso maamulka Puntland ayaa la sheegay inuu heshiis la galay maamulka galmudug state islamrkaana la sheegay inuu kazoo degi doono garoonka degmada bandiiradley iyadoo la sheegay in diyaar garoow balaardhan oo looga sameeyey deegaanda ka gacan banana maamulka Somaliland in lagu soo dhoweeyo . Tikniko farabadan oo aan tiradeeda la xaqiijin ayaa la sheegay inay ka baxaday manta magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn taasoo la sheegay inay soo gelbin doonaan hogaamiyaha oo la sheegay inay soo marin doonaan dhinaca howdka . Dhinaca kale madaxweyne c/raxmaan faroole iyo ku xigeenkiisa Col.c/semed cali shire ee maamulka puntland ayaa la sheegay inay warqado ay doonayaan in lagu qaarajiyo hogaamiyaha inay u qaybiyeen sirdoonka iyo weliba ciidamada booliska puntland taasoo dhalisay guux balaaran oo manta laga dareemayo magaalada xarunta u ah puntland ee garoowe . Hogaamiye xaglo- toosiye ayaa la sheegay inuu doonayo siyaasadiisa ku aadan maamulka midaynta iyo badbaadinta SSC inuu ka wadi doono gudaha gobolada sool ,sanaag iyo cayn oo ay iminka qaarkood gacanta ku hayaan maamulka Somaliland Imaatinta hogaamiyaha ayaa kusoo beegmaysa xili ay maamulka puntland inqilaabeen Shirkii uga socday tuulada buurowadal Isimada gobolada SSC islamarkaana u weeciyey dhinaca maamulkooda taasoo dhalisay iska hor imaad siysadeed oo u dhexeeya hogaanka SSC iyo Isimada qaarkood oo Horgal u ah maamulka Puntland islamrkaana la weeray Garaad jaamac garaad cali iyo garaad jaamac garaad islaamciil oo iyagu ku sugan tuulada buuro-wadal Xafiiska Muqdisho Afnugaal News Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 21, 2010 people of Galmudug/Galgadud Hate each other, but loves their neighbors Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 22, 2010 loooooooooooooooooooooooool@xaglajiifiye ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 23, 2010 Xaglajiifiye is a real traveller he is been to Kenya Tanzania Djibouti Ethiopia and now he is in the Regional state called galmudug Viva khusuusi. Quote Share this post Link to post Share on other sites