The Zack Posted January 23, 2010 Kenya's Defence Minister, Mohamed Y Haji, Talks to the BBC about the on going arrests of the Somalis in Kenya. Wasiirka Gaashaandhiga Kenya“Soomaalida waxaa Qabsatay Wixii Xunba Xaawaa leh”. asiirka Gaashaandhiga Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa Sheegay in Soomaaliya ay haysato Wixii Xunba Xaawaa leh, isla markaana Falalka loo qab-qabanayo Soomaalida ee lagula xiriirinayo Dibad bixi Todobaadkii hore ka dhacay Nairobi aysan iyagu Bilaabin Balse ay Qeyb ka noqdeen Markii danbe. Wasiirka oo u waramay Idaacadda BBC-da ayaa yiri “Soomaalida waxaa Qabsatay Wixii Xunba Xaawaa leh, in Calan la dhaho waa Calan Al-Shabaab Niman kuray ah ay Babinayeen, in dhagax tuur uu dhacay, wixii la arkayna ee Jaraa’idka arkayeen ama TV lagu arkayay 80% soomaalil bay ahayd”. Source P.s. This Kenyan minister (one of the very powerful ministers in Kenya) is a Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 24, 2010 Originally posted by The Zack: P.s. This Kenyan minister (one of the very powerful ministers in Kenya) is a Somali. And the Faroole dude denies his Somalians. Quote Share this post Link to post Share on other sites