Sign in to follow this  
Liibaan

Waa Sidee Xaalada cusub ee Caasimada Dalka - Images

Recommended Posts

Liibaan   

Waa sidee xaalada Mogdisho maxaase iska bedelay maalmihii la soo dhaafay

 

Maalintii labaad ayey socod nabad ilaalineed ku soo mareen Ciidamada ugandha oo ah ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Africa u joogo muqdisho iyaga oo caadeystey socod kolonyo gaadiid ah in ay ku maraan isla markaana bilaabay iney fadhiga ka kacaan oo soo kormeeraan xaalada guud ee ay ku sugan tahay magaalada Muqdisho..

 

Ciidamada AMISON ee ka dalka Ugandha ayaa markii ugu horeysay socod u kuur gelid ah ku maray qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho oo horay uu u dhaxeeyey qad cagaaran iyaga iyo kooxihii ka soo horjeeday dowladda Federaalka socodkaan ayaa ahaa mid ay ugu kuur galayeen isla markaana lagu hubinayey wadooyinka halaqgalenka ah ee magaalada Muqdisho.

 

Socodkaan ay sameeyeen Ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Africa qeybta somaliya ku sugan ayaa meelaha ay socodka ku soo mareen waxaa ka mid ah meelo ay deganyihiin ciidamada Ethiopia balse ay doonayaan in ay ku wareejiyaan waqtiyada nagu soo fool leh waxeyna bilaabay socod dheer in ay ku8 ekeeyaan dhul burbursan oo ay dagaalo halakeeyeen waxeyna socodkooda ku soo mareen qeybo badan oo ka tirsan magaalada muqdisho.waxaana ka mid ahaa goobaha ay soo mareen suuqa xoolaha warshada baastada ,towfiiq ,cali kamiin ,xamar bille ,xararyale ,yaashiid ,hoet ramadaan fagax iyo meelo kale oo ay dagaaladu si aad ah u halakeeyeen afhayeenka ciidamada midowga Africa Captain Paddy Ankunda ayaa shegay sida uu ugu fraxsan yahay nabad galyada ka jirta magaalada muqdisho ,

 

Waxaana uu cadeeyey in isbedel lagu farxo uu ka dhacay magaalada hadane xaalada nabad gayo ee muqdisho ay taagan thaay meel wanaagsan balse wuxuu xaqiijiyey ay dhiban yihiin shacabka ku dhaqan magaalad amuqdisho ayna u baahan yihiin in mucaawino lala soo gaaro isaga oo ka codsay hey’addaha samafalka in ay kaalmeeyaan dadka guryahooda ku soo noqonaya

 

Cidamada ugaandha ayaa tan iyo markii ay yimaadeen aan lagu arag meelaha ay cagta soo mariyeen iyada oo ay u thay banana bixii ugu horeeyey ee ay sameeyaan isla markaan socod ku maraan wadooyinka magaalada

 

Muuse Maxamuud Jiisow

 

Muqdisho Somaliya

 

DSC00792.JPG

 

DSC00788.JPG

 

DSC00791.JPG

 

DSC00790.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool ma waxaan la naaxin baa. Baddii ayagaa looga jiri waayey oo maalin kasta ku qubeystan ayaa la yiri weliba dhowr amxaaro ah yaxaas baa laayey ayaan maqlay ayagoo sidii lo' gesidii biyaha isaga dhex jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Swimming with the sharks: 100

Swimming with Mrs. Geedi: 200

Swimming in blue clean indian ocean water: 288.99

Swimming with Somalis girls: 305.20

Swimming while watching a mission accomplised speech by Meles: Priceless

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this