Liibaan Posted May 4, 2007 Waa sidee xaalada Mogdisho maxaase iska bedelay maalmihii la soo dhaafay Maalintii labaad ayey socod nabad ilaalineed ku soo mareen Ciidamada ugandha oo ah ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Africa u joogo muqdisho iyaga oo caadeystey socod kolonyo gaadiid ah in ay ku maraan isla markaana bilaabay iney fadhiga ka kacaan oo soo kormeeraan xaalada guud ee ay ku sugan tahay magaalada Muqdisho.. Ciidamada AMISON ee ka dalka Ugandha ayaa markii ugu horeysay socod u kuur gelid ah ku maray qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho oo horay uu u dhaxeeyey qad cagaaran iyaga iyo kooxihii ka soo horjeeday dowladda Federaalka socodkaan ayaa ahaa mid ay ugu kuur galayeen isla markaana lagu hubinayey wadooyinka halaqgalenka ah ee magaalada Muqdisho. Socodkaan ay sameeyeen Ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Africa qeybta somaliya ku sugan ayaa meelaha ay socodka ku soo mareen waxaa ka mid ah meelo ay deganyihiin ciidamada Ethiopia balse ay doonayaan in ay ku wareejiyaan waqtiyada nagu soo fool leh waxeyna bilaabay socod dheer in ay ku8 ekeeyaan dhul burbursan oo ay dagaalo halakeeyeen waxeyna socodkooda ku soo mareen qeybo badan oo ka tirsan magaalada muqdisho.waxaana ka mid ahaa goobaha ay soo mareen suuqa xoolaha warshada baastada ,towfiiq ,cali kamiin ,xamar bille ,xararyale ,yaashiid ,hoet ramadaan fagax iyo meelo kale oo ay dagaaladu si aad ah u halakeeyeen afhayeenka ciidamada midowga Africa Captain Paddy Ankunda ayaa shegay sida uu ugu fraxsan yahay nabad galyada ka jirta magaalada muqdisho , Waxaana uu cadeeyey in isbedel lagu farxo uu ka dhacay magaalada hadane xaalada nabad gayo ee muqdisho ay taagan thaay meel wanaagsan balse wuxuu xaqiijiyey ay dhiban yihiin shacabka ku dhaqan magaalad amuqdisho ayna u baahan yihiin in mucaawino lala soo gaaro isaga oo ka codsay hey’addaha samafalka in ay kaalmeeyaan dadka guryahooda ku soo noqonaya Cidamada ugaandha ayaa tan iyo markii ay yimaadeen aan lagu arag meelaha ay cagta soo mariyeen iyada oo ay u thay banana bixii ugu horeeyey ee ay sameeyaan isla markaan socod ku maraan wadooyinka magaalada Muuse Maxamuud Jiisow Muqdisho Somaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted May 5, 2007 Waa Caasimad Amxaardo ku dhakhlaynayso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 5, 2007 @Dhubad, waxaan maqlay iin ay naaxeen(Tigraygi) sidii loo sinaayey bariis iyo hilib iyo muuski Somaliya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 5, 2007 loool ma waxaan la naaxin baa. Baddii ayagaa looga jiri waayey oo maalin kasta ku qubeystan ayaa la yiri weliba dhowr amxaaro ah yaxaas baa laayey ayaan maqlay ayagoo sidii lo' gesidii biyaha isaga dhex jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted May 6, 2007 Swimming with the sharks: 100 Swimming with Mrs. Geedi: 200 Swimming in blue clean indian ocean water: 288.99 Swimming with Somalis girls: 305.20 Swimming while watching a mission accomplised speech by Meles: Priceless Quote Share this post Link to post Share on other sites