Sign in to follow this  
Liibaan

Axmed Xaabsade oo Shir laqaatay Saraakiisha Sarsare ee SSC iyo Beeshiisa

Recommended Posts

Liibaan   

xaabsade-300x279.jpg

 

 

Waxaa maalmahanba ku sugnaa Magaalada Qorilay Axmed Cabdi Xaabsade oo isagu kamid ahaa Raga kasoo jeeda deeganada SSC kanamid ahaa maamulka soomaliland hadaba waxaan laxiriirnay,

 

Cali Maraykan oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Maamulka SSC oo isagu jooga Magaalada Qorilay nooga warbixiyay socdaalkiisa

 

Ayaa waxaa uu noosheegay in uusan in muda ah ba wax xil ah kahayn Xaabsade maamulka soomaliland uuna hada iskaga yimi, hadana yahay nin SSC ah

 

Beeshuna ay shirtay Garaadkuna halkaa uu kula shiray Xaabsade dhamaaan beeshuna ay qaadatay mabda ssc, xaabsade uu yahay oday ssc ah horayna uu uhaa

 

hadaba SSCRadio kadhagayso waraysigaasi

 

 

Xamse Xasan Geelle, Buuhoodle, SSC Somaliya

 

Boocame Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaabsade also shutdown his infamous private website Af-Nugaal

 

 

Xaabsade's meeting with senior SSC officials, and the fact that Xaabsade shutdown Afnugaal clearly means Xaabsade is angry with snm and leaving Somalidiid-land

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ so now you put all your hope on xaabsade loooooooool

 

Just like you did with mustafa galaal :D

 

xaabsade is meeting his clan members because of the clan wars between two clans in the hawd region and cali maraykan is his clan cousin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Oday Axmed Cabdi Xaabsade oo dalkiisii iyo dadkiisii dib ugu soo noqday si rasmi ahna uga mid ah SSC

 

Waraysi ay shabakadda wararka ee SSCradio.com la yeelatay maanta Cali Cilmi warsame oo ku magac dheer Cali-Maraykan ayaa sheegay in oday Axmed Cabdi Xaabsade ka soo baxay maamulka SNM ee ka taliyaha Hargaysa imminkana uu ku sugan yahay degmada qoriley oo ka tirsan gobolka Sool.

 

 

 

Cali Cilmi warsame wuxuu kale oo waraysigiisa ku sheegay in shacabka SSC ay qaateen mowqifka siyaasadeed ee Hogaanka SSC , mudane Axmed Cabdi Xaabsadena uu yahay Oday SSC.

 

Buhodle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Great news if tue. smile.gif Xaabsade is a man we can do business with. :D

 

But what I heard he is only involved in peace-making between his sub-clan and the sub-clan from north Gaalkacyo tangled in land dispute in Kilil5. He'll be apparently be visiting pirateland as well. Let's wait to hear it from the horse's mouth, shall we? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I'm sick of tired unprincipled figures, so called leaders at least to some, roaming freely not held accountable on their deeds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taleexi:

I'm sick of tired unprincipled figures, so called leaders at least to some, roaming freely not held accountable on their deeds.

Liibaan welcomes him just like he did with Mustafa galaal, i hope xaabsade does not disappoint him :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Sheeko ayaa heysaan Reer Woqooyi Galbeed waa ka buuxaan Mogadishu,

 

 

Markaa kuwa badan oo kasoo jeeda Woqooyi Galbeed Triangle baa jira oo taageersan Midnimada Somalia, kana soo horjeeda in dalka la kala gooyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Waa runtaa, qaar kasii badan oo "ssc" udhashay SLna taageera baa jira. Adigii uun baa siyaasaddii u beddalay reer vs reer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maya, waxaa aad u faro badan kuwa kasoo jeeda Woqooyi Galbeed Triangle ee taageera Midnimada Somalia iyo Dowlada TFG

 

 

snm-Somalidiidka baa siyaasada u badashay reer vs reer, oo raba dowlad qabiil, diidayana dowlad qaran

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ Wakaa bal ila deyaa. smile.gif Triangle, SSC iyo reer kaweyn arinkuu. Calanka Tawxiidka Laascaanood ila Saylac buu sudhan yahay. Reer itaal daran la qasbayna majiro ee xaqiiqda ha iska indha tirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soomaalidiidka waa laga safeynayaa dhamaan dhulka Somalia taa ogow,

 

Waa duni aakhiro zaman ah, shaydaan kasta oo munaafaq ah calan tawxiida ayuu la ordayaa sida Shabaab, snm-somalidiida, alqaida, xibul islam etc

 

Shacabka Soomaaliyeed waa rabaa midnimo Somalia ha joogo Borame, Burco, Ceergaabo, Laascaanood, Boosaaso, Baladweyn,Baydhabo, Mogadishu, Marka , iyo Kismaayo

 

Insha Allah Somalia waa hagaagasaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this