Liibaan Posted November 7, 2010 Waxaa maalmahanba ku sugnaa Magaalada Qorilay Axmed Cabdi Xaabsade oo isagu kamid ahaa Raga kasoo jeeda deeganada SSC kanamid ahaa maamulka soomaliland hadaba waxaan laxiriirnay, Cali Maraykan oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Maamulka SSC oo isagu jooga Magaalada Qorilay nooga warbixiyay socdaalkiisa Ayaa waxaa uu noosheegay in uusan in muda ah ba wax xil ah kahayn Xaabsade maamulka soomaliland uuna hada iskaga yimi, hadana yahay nin SSC ah Beeshuna ay shirtay Garaadkuna halkaa uu kula shiray Xaabsade dhamaaan beeshuna ay qaadatay mabda ssc, xaabsade uu yahay oday ssc ah horayna uu uhaa hadaba SSCRadio kadhagayso waraysigaasi Xamse Xasan Geelle, Buuhoodle, SSC Somaliya Boocame Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 7, 2010 Xaabsade also shutdown his infamous private website Af-Nugaal Xaabsade's meeting with senior SSC officials, and the fact that Xaabsade shutdown Afnugaal clearly means Xaabsade is angry with snm and leaving Somalidiid-land Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 7, 2010 ^^ so now you put all your hope on xaabsade loooooooool Just like you did with mustafa galaal xaabsade is meeting his clan members because of the clan wars between two clans in the hawd region and cali maraykan is his clan cousin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 7, 2010 Wow, if Xabsaade switches sides you will see the samething that happen to Riyaale the last time he visited happen again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 13, 2010 Oday Axmed Cabdi Xaabsade oo dalkiisii iyo dadkiisii dib ugu soo noqday si rasmi ahna uga mid ah SSC Waraysi ay shabakadda wararka ee SSCradio.com la yeelatay maanta Cali Cilmi warsame oo ku magac dheer Cali-Maraykan ayaa sheegay in oday Axmed Cabdi Xaabsade ka soo baxay maamulka SNM ee ka taliyaha Hargaysa imminkana uu ku sugan yahay degmada qoriley oo ka tirsan gobolka Sool. Cali Cilmi warsame wuxuu kale oo waraysigiisa ku sheegay in shacabka SSC ay qaateen mowqifka siyaasadeed ee Hogaanka SSC , mudane Axmed Cabdi Xaabsadena uu yahay Oday SSC. Buhodle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 13, 2010 Great news if tue. Xaabsade is a man we can do business with. But what I heard he is only involved in peace-making between his sub-clan and the sub-clan from north Gaalkacyo tangled in land dispute in Kilil5. He'll be apparently be visiting pirateland as well. Let's wait to hear it from the horse's mouth, shall we? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 13, 2010 I'm sick of tired unprincipled figures, so called leaders at least to some, roaming freely not held accountable on their deeds. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 13, 2010 Originally posted by Taleexi: I'm sick of tired unprincipled figures, so called leaders at least to some, roaming freely not held accountable on their deeds. Liibaan welcomes him just like he did with Mustafa galaal, i hope xaabsade does not disappoint him Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 13, 2010 ^ One more let down wont do Libaan any harm. He's used it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 13, 2010 Sheeko ayaa heysaan Reer Woqooyi Galbeed waa ka buuxaan Mogadishu, Markaa kuwa badan oo kasoo jeeda Woqooyi Galbeed Triangle baa jira oo taageersan Midnimada Somalia, kana soo horjeeda in dalka la kala gooyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 13, 2010 ^ Waa runtaa, qaar kasii badan oo "ssc" udhashay SLna taageera baa jira. Adigii uun baa siyaasaddii u beddalay reer vs reer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 13, 2010 Maya, waxaa aad u faro badan kuwa kasoo jeeda Woqooyi Galbeed Triangle ee taageera Midnimada Somalia iyo Dowlada TFG snm-Somalidiidka baa siyaasada u badashay reer vs reer, oo raba dowlad qabiil, diidayana dowlad qaran Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 13, 2010 ^ Wakaa bal ila deyaa. Triangle, SSC iyo reer kaweyn arinkuu. Calanka Tawxiidka Laascaanood ila Saylac buu sudhan yahay. Reer itaal daran la qasbayna majiro ee xaqiiqda ha iska indha tirin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 13, 2010 Soomaalidiidka waa laga safeynayaa dhamaan dhulka Somalia taa ogow, Waa duni aakhiro zaman ah, shaydaan kasta oo munaafaq ah calan tawxiida ayuu la ordayaa sida Shabaab, snm-somalidiida, alqaida, xibul islam etc Shacabka Soomaaliyeed waa rabaa midnimo Somalia ha joogo Borame, Burco, Ceergaabo, Laascaanood, Boosaaso, Baladweyn,Baydhabo, Mogadishu, Marka , iyo Kismaayo Insha Allah Somalia waa hagaagasaa Quote Share this post Link to post Share on other sites