Gabbal Posted October 13, 2004 The happiness reer Gedo are feeling over the establishment of government is even surprising I. ************************* Oct 12, 2004 Banaanbaxyo isdaba joog ah oo lagu taageeraayo Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Yusuf Axmed oo wali ka socda qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo Banaan baxyo isdaba joog ah ayaa weli ka socda Degmooyinka Luuq, B/Xawo , Dolow iyo weliba qaar kale oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo. Banaan baxyadaan oo bilowday markii Col Cabdullahi Yusuf Axmed loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaaliga ah ee Soomaaliya ee muddada shanta sano ah ee soo socota ayaanan weli istaagin . Dhanka kale, odayaal nagu soo booqday xafiiska Allgedo ee B/Xaawo iyo kuwo kale oo nagula soo xariiray radio-fooniyaha ayaa sheegay inay u hambalyeynayaan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Cabdulahi Yusuf. Dadka hambalyada u dirayo madaxweynaha cusub ayaa waxay magacyadooda kala yihiin: Wiilka Ugaaska Mudey Cismaan Nabadoon Cabdi Adadan Nabadoon Cabdile Silbey Nabadoon Adan Cali Nabadoon Maxamed Yaquub Nabadoon Muxumed Afey Nabadoon Kidiya Cumar Nabadoon Adan Cabdulaahi Dhamaan odayaasha uu magacooda kor ku qoran yahay iyo kuwo kale oo aanan magacooda halkaan lagu soo koobi karin ayaa waxay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Cabdulahi Yusuf u rajeynayaan in uu Ilaah la garab galo howsha dhibka badan ee uu mas'uuliyadeeda dusha u ritay. Cabdulaahi Cali Kalmoy B/Xaaowo, Soomaaliya cabdul33@hotmail.com allgedo@allgedo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted October 13, 2004 Wow...very patriotic. Compare this though to the lack of freedom Somalis have in Xamar, where some have been killed for such show of support. And demonstrations have been made 'illegal' in L. Shabelle...very sad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2004 Salaan... Compare this though to the lack of freedom Somalis have in Xamar, where some have been killed for such show of support. And demonstrations have been made 'illegal' in L. Shabelle...very sad. Tell me, what did His Excellency Cabdulaahi Yuusuf Axmed had done to those who participated shirkii Carta? Remember, they were some islaamo, not commoners. If you can't recall, he called them "criminal." Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted October 13, 2004 Two wrong do not make a right. It was wrong then and it is certainly wrong now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 3, 2007 Gedo region is a state that has continued to support the emergence of a central state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2007 ^^^Long may their support remain. Quote Share this post Link to post Share on other sites