RedSea Posted July 4, 2008 Adeer waa adigan markii somalia arimaheeda laga hadlo kusoo ordaya ee leh somalia ayaad kala qaybinaysaan maadama aad somaliland katimid eh ee bal ii sheeg waanagay Pland ama halkaad kasoo jeedo midnimo somalia ay ugashay? Adiga weeye ninka Pland faaninaya ee kusheegay in ay tahay dhulka wanaaga iyo ehlul diintu ay joogto. Waxaad qarisay dhibta ay gaadhsiisay somalida kale sida reer Muqdisho. Kamaad hadal dadka reer Pland ay bada ku guraan ee dekada bosaaso. Kamaad hadal taageerta ay reer Pland ufidiyaan TFG haday tahay ciidan iyo taageero afba. Maxaad uga hadli waydo arimaas. Somaliland somalia inay ka go'do ayunbay rabtaa in ay dhibaatayso marabto mana ku dhacdo, laakin intaad faaninaysid Pland waxa ila haboon inaad sheegto waxay gaysteen waa hadii aad waxaad sheeganayso aad tahay. Hadii kalena hadalkaago waa waxba kama jiraan Duke iyo noociisana waxba ma dhaantid. Inaad Pland kasoo jeedo oo aad xigsato adiga uunbaa kaa maqlay. Waxan iska samaystay maaha. Markaa qabiil waa ku hayaa beena maaha wayna kaa muuqataa. Kolay dad waad dhaanta laakin waa present. 'kulu shakhsin yarjucu ilaa ahlihii' markaa Mudug ayaad uhadashaa badanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 5, 2008 Faysal, adeer uma baahnid maantoo dhan inaad PL ku meeraysid. PL has the following issues, and I opposed them all. 1)Xiriirka Ethiopia iyo TFGda 2)Tahriib 3)Lacago Faalso ah 4)Lately, hostile policy toward ONLF cause Adigu, intaanba meel fog la gaarin baad waxaad rabtaa in qabiilkaagu by any cause including being Ethiopia's subservient Soomaali ka go'o! Taas waaba loo dul qaadan lahaaye, waxaad ku doodaysaa Jabbuuti agreement waa caddaalad darro ee alshabaab dagaalka ha wadeen... As i said in other thread I was wrong on my assumptions on you! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 5, 2008 'leave Puntland alone' but I can have a field day with somaliland' certainly that is xiin's logic. It has become a trend mr. xiinfaniin that you can't stay in topic knowing you don't have much of a chance. You follow the trend asking me a question as political observer who defines himself along Pro Alshabaab or resistance lines and before you know it waxaad ka tuurtaa Somaliland iyo meela kale. How come you have a hard time sticking to the topic at hand without dragging Somaliland into the fold. Certainly you ask people to stop mentioning Pland when they do so. Quote Share this post Link to post Share on other sites