RedSea Posted December 19, 2008 Originally posted by The Zack: 400,000 maba dagana, iska dhaaf iney foodaan e. Major turn out locations: BuraO City: 123,000. Oodwayne region: 58,341. Buuhoodle region: 15,000 UNoFFICIAL NUMBERS ARE IN. Here is the breakdown. Burco(Togdheernews..19-Dec.)-Masuuliyiinta Komishanka Qaranka ayaa ku dhawaaqay Natiijada Rasmiga ah ee dadka iska diwaangaliyay G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka. Waxa masuuliyiinta komishanku intaas ku dareen in si nabadgelyo ah ay ku dhamaatay hawlihii diwaangalinta ee Togdheer. Goobaha diwaangalinta ee gobolka Togdheer ayaa ahaa 196,halka gudaha Burco ka ahayd 48-goobood,Odweyne –46-Goobood. Magaalada Burco ayaa waxa iska diwaangaliayay 123-Kun oo qof,halka Oodweyne—58,341Kun oo qof. Buuhoodle-15-kun oo qof. Sidoo kale waxa hawlgalinta ka socotay G/Togdheer ka hawlgalay shaqaale gaadhaya 2000-kun oo qof,iyo 200 Baabuur. Gobolka togdheer ayaa noqon doona kii afraad ee diwaagalinti ka dhacdo gobolada Somaliland. still counting.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 19, 2008 “196-ka goobood ee Gobolka Togdheer ee ay diiwaan-gelintu ka socotay, dhamaantoo si fiican ayay uga dhacday, tirooyinka hordhaca ah ee illaa hadda aanu hayno oo ay ka maqan yihiin24 goobood oo aan sababo ku saabsan xuduudaha oo aanay fahansanayn oo halkii ay Burco kaga soo hoyan lahaayeen ay Hargeysa u soo baxeen hawl-wadeenadu.” Sidaa ayuu yidhi Cali Maxamed Cabdalla (Cali-Biikolo). Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi Guddoomiye Ku-xigeenka Komishanku.“Inta noo soo xarootay waxa weeye 288199 qof (Laba boqol iyo sideed iyo sideetan kun boqol iyo sagaal iyo sagaashan qof) ayaa iska diiwaangeliyay Gobolka,24-kaa goobood haddii la cel-celiyyo aanu ka filayno in ay noqon doonto tiradoodu 35 kun (Shan iyo Soddon kun oo qof),haddii aanay afartanka gaadhin. Sidaaa daraadeed, qiyaasta guud ee dadka Gobolka Togdheer iska diiwaan-geliyay,waxaan filayaa in ay gaadhi doonto 320,000 (Saddex boqol iyo Labaatan kun oo qof).” Cali Maxamed Maxamed Cabdalla (Biikolo), oo ka hadlayay tirada Deegaanada Gobolka Togdheer ee ay Degmo weliba heshay, waxa uu yidhi, “Degmada Degmo haddii aynu u qaadno, Degmada Oodweyne waxa iska diiwaan-geliyay 56885 qof ayaa iska diiwaan-geliyay,Degmada Buuhoodle oo 10 goobood dadka laga diiwaan-gelinayay, waxa iska diiwaan-geliyay 15816 qof, Degmada Burco oo ahayd deegaanka ugu balaadhan oo ay ka 24-ka goobood ee aan natiijadooda aan weli lahaynini ay ka mid yihiin, waxa iska diiwaan-geliyay 221,498 qof.” Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga doorashooyinku waxa uu sheegay in ay guud ahaan si rasmi ah ugu wada dhawaaqi doonaan natiijada Gobolka Togdheer marka ay u soo baxdo 24-ka goobood ee aan weli la tirin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 20, 2008 G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka. 321 kun. That is only for people who are voting age (15 years and older)? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 20, 2008 Originally posted by xRed Sea: quote:Originally posted by The Zack: 400,000 maba dagana, iska dhaaf iney foodaan e. Major turn out locations: BuraO City: 123,000. Oodwayne region: 58,341. Buuhoodle region: 15,000 UNoFFICIAL NUMBERS ARE IN. Here is the breakdown. Burco(Togdheernews..19-Dec.)-Masuuliyiinta Komishanka Qaranka ayaa ku dhawaaqay Natiijada Rasmiga ah ee dadka iska diwaangaliyay G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka. I thought u were trying to say Burco alone has 400,00 registered voters. Midda kale these numbers don't add up, are u still having that math problem lol? BuraO City:[/i] 123,000. Oodwayne region: 58,341. Buuhoodle region: 15,000 The sum of these numbers is neither 321,000 nor 400,000! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 20, 2008 The Zack, Pay attention to my post. Burco, Buhoodle, and Oodwayne are the big three in the state. Obviously, there are hundreds of small towns all around Togdheer who are also elgible to vote which weren't mentioned in the report. Duh! I am giving you a chance to make- over your comments, before I take out the big stick. Once again the numbers from the three towns ONLY> Magaalada Burco ayaa waxa iska diwaangaliayay 123-Kun oo qof,halka Oodweyne—58,341Kun oo qof.Buuhoodle-15-kun oo qof. Have a good day inadeer. Assalamu Calaykum. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 20, 2008 Over 168 registration spots in Togdheer: Some of the towns not included in the report. The Zack, I hope this helps. Badweyn Balanbaal Ballanbaal Ballay hiile Balli calanle Ballicalanle Barcad Beer Beerato Beli adaax Bilcilwayso Bisiqa Bodhley Booc Boodhlay Cabdi faarah Cadow jurara Cali saahid Camadheere Caroweyn Ceeg bilcille Ceek Ceel dheere Ceel same Ceelal Cudanlay Daba qabad Dubur Dula carcaraaf Duur-cad Fiqi ayuub Gaba gabo Gal madoobe Galooley Galoolley Gedeys Go'oo Go'yar Goonle Gorayaood Gosol Gowsaweyn Goyta Gubataxil Gugux Gumburlibaax Guumays Habariheshay Hadhwanaag Haqayo malaasle Hargo Here Ilma shiikh Inaafmadow Inadadan Iskudhoon Jaamac liibaan Jable Kal qaliifo Kalabaydh Kalarog Kalbarre Kiridh Laaleys Labiguun Libaaxley Megagle Naqdhabijo Nasiye Qallocato Qalloocan Qeedi haan Qolqol ka madoobe Qoorlugud Qoridheere Qoryale Qudhacsafar Qurac kudle Sanyare Sarmaantuqo Shanshacade Shiikh Shiikh aba yoonis Sugsade Suryo qansax Suuqsade Tukub Ununley Wadamago Wadhan Wagar War cimraan War idaad Warabeye yeyle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 20, 2008 Red, Looooooooooooooooooooooooooool Walaahi waad iga qoslisay rageedii. Ok, I took my words back. Lakin naga kala yaree dee magacyaasha, qaar baan jirin malaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 20, 2008 ^ Haye inaadeer. Buuhoodle state house looks alot better than many other state houses around. G'job people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 20, 2008 Originally posted by Suldaanka: quote: G/togdheer ay Tiradoodu tahay 321-Kun (321,000) oo qof.Islamrkaana ay si rasmi ah u soo gabagawday hawlihii diwaangalinta ee ka socotay Gobolka. 321 kun. That is only for people who are voting age (15 years and older)? Yeah, rer Togdheer are massive. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 20, 2008 Red, What is the estimated number of Somaliland population? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 20, 2008 321,000 registered votes 50% 321,000, unregistered voters 50% 1.8 million -children younger than 18 yrs 2.4 million - population of Togdheer I call these feel good numbers. So what is the total population of SL again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted December 20, 2008 i thought there were 2 old guys and a donkey there!! lool how do u come up with 3.5? u counting the chaat leaves?? wazzup with dat? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 20, 2008 lool No Only humans are counted. And what is what the khat slogan lately? I thought that was something we all have in common. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted December 20, 2008 Rudy loooooooooooooool@jaad leaves. Red, does that 3.5 million include Sool and Sanaag? If yes, would that number change to 1.5 million if those 2 states are excluded? Quote Share this post Link to post Share on other sites