Liibaan Posted December 27, 2009 kulan wayne oo dhexmay hogaanka SSC. oo weheliyaan Isimada SSC ee jooga Jabuuti iyo Madaxynaha Jabuuti Ismaciil Geelle Waxaa Maanta Kulan ku dhex Maray Aqalka Madaxtooyada Dalka jabuuti Madaxwaynaha Jamhuuriyada Jabuuti iyo wafti ka Socday Hogaanka Badbaadada iyo Mideynta SSC oo ay weheshaaan Issimada Jooga Jabuti . Kulankan oo ahaa Mid Waji wanaagsan ku dhacay ayaa ku dhamaaday is afgarad iyadoo laga wada hadlay dhibaatada deegaanada SSC iyo Xaalada Dalka Soomaliya Guud ahaanba . Madaxwayne Geele ayaa sheegay Inuu taageerayo Hogaanka sidii uu Hawlihiisa u Gudan lahaaa Kuna Baaqay In la raadiyo Midnimo Soomaliyeed Hogaankuna Noqdo Mid Somalida isu keena Kulankan oo qaatay Muddo dhawr saacadood ah ayaa Ku dhamaatay waji is afgarad ah iyadoo laga Balamay sidii wax looga qaban lahaa talooyina looga gaysan Lahaa dhibaatooyinka ka jira Gobalada Sool sanag iyo Cayn iyo guud ahaan Somalia Issimada Ayaa ka Mahadceliyay Madaxwayne Ismail Cumar Geele dadaalka uu ugu jiro Una Galay Raadinta Midnimo iyo Dowlad Soomaliyeed iyo Sida walaalnimada ah ee uu u Garab taaganyahay shacabka Soomaliyeed XLO www.xargaga.com (Jabuuti) 26.12-09 Waxaa maanta kulan dhexmaray Waftigii isugu Jirey Isimadda , Hogaanka iyo Madax ka socota Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti Dhanka SSC waxaa kulankan u matalayey Labada Garaad , Garaad Jamaac Garaad Cali iyo Garaad Cali Buraale , Hogaamiyaha SSC Dr: Suleiman Ciise Axmed halka Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil C. Gelle iyo Raxan ka tirsan Golaha wasaaradda ee Jamhuuriyada Jabuuti. Kulanka oo saacado badan soconayey ayaa waxaa looga wada hadlay Xaalada SSC iyo dhibaatooyinka lagu hayo shacabka oo halkaas ay ka soo jeediyeen Waftiga SSC ee isugu jira Hogaanka iyo Isimadda. Waxaana dhanka Jabuuti Madaxweynahoodu balan qaaday in uu dhinackastaba dadka SSC wax la qaban doono. ayaodo halkaas lagu balamay iskaashi labada dhinac oo dhankastaba leh. War wuxu intaa ku daraya in Hogaanku ay gudaha geli doonaan ka hor inta uusan shirka Hol hol uga furmaya isimadda uusan bilaamin. Widhwidh Online News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 27, 2009 i like jaaliyadaa ssc eeh wareegeysa geeska africa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2009 Ilaahow sharafta ha naga qaadin .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted December 27, 2009 ^^^thats a little too late bro..waa hore ayaad tiini xoorteen.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hamse Posted December 28, 2009 he is a heroic man. ssc will be liberated when the cadeystayal are killed one by one. inshala Quote Share this post Link to post Share on other sites
SeefTa Posted December 31, 2009 ^^^SSC is NOT about killing ppl sxb!!!...WE WANT PEACE...its about giving ssc ppl a voice... Quote Share this post Link to post Share on other sites