Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Yesterday was the Journalists and Today is the Poets

Recommended Posts

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa barqanimadii maanta goob lagu qaxweeyo oo ku taala deegaanka Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho ku toogtey labo ka mid ah Abwaaniinta Suugaanleyda ah ee Soomaaliyeed kuwaasoo lagu kala magacaabi jiray Abwaan Maxamed Xasan Qaamuus iyo Abwaan Maxamuud Axmed Cumar oo loo yaqiin Kaba Naar.

 

Geerida labada Abwaan ayaan la ogeyn kooxaha dilka u geystay iyo sababta loo dilay iyadoo goobtaasina ay qadar daqiiqado kadib hareereeyeen ciidamada Booliska oo halkaasi baaritaano ka sameynayey si ay u helaan kooxaha falkaan geystey oo dad goob joogayaal ahi sheegeen in ay baxsadeen.

 

Dilka loo geystay Abwaanadan oo ay dadka Muqdisho si aad ah ugu xumaadeen ayaa qeyb ka ah dilalka loo geysto dadka wax galka ah sida Sarakiisha, Aqonyahanka, culuma'udiinka iyo dhaqaatiirta.

 

Garowe Online,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this