Paragon Posted May 11, 2009 ^Adigu ma tunnel vision habowsan ayaad wax ka aragtaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2009 Emp, awoowe Yey is on a siyaaro trip to Yemen let him rest in peace . Warye Macno yare aka Mintid Farayar, haddana ma Paragon baad macawista kaga dheggentahay. Taydii ma kugu fillaan weydey ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 11, 2009 ^I know Yey is on Siyaaro in Yemen but his men are still in Mogadishu and that's my point, marka Saaxib don't hide behind the laugh, if your caravan has any other fighters other than tell us ninyaho.... Mase Ethiopia ayaa soo loobanaysa, waaba soo galeen ayaan maqlaayay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2009 Xiin Ninku ma sidan buu ahaa? This is the first time aan wax uu soo qorey si fiican u akhriyo. Emperor, imisa jeer ayaa la yiri the caravan is gone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 11, 2009 Xiin, Adkeysa, saaxib, adkeyso. Don't make me an excuse for the horrible couple of days you've been having. And stick to attacking ideas, not personalities. That trick seems to have lost its effectiveness for you and your ilk. Defend your ideas like a man and don't attack personalities when you're losing. All I've said in the past has always been the same - your ideas are bankrupt and hypocritical. I think many on this Forum have now woken up to that fact. Adkeyso.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 11, 2009 Paragon haye bro, bal Mintid meel naga fariisi oo Afkii qaldanaa kula hadal idinkaa af yaqaanee Lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 11, 2009 War mintid iyo Xunduf qofkeey ku dhagaan kama fuqaan, ee JB ku dacweeya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2009 ^Lool. Ma JB baa minder-kooda ah? Emperior, lol. Waa talo nin weyn. Sxb, anigu waxaan leeyahay bal yaanan la degdegin illeen cayaari waa gelin dambee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 11, 2009 JB is more of their supervisor, he is more of a diplomat,but these two always hunt as a pack like wolves looking for koonfurian blood, but I always suspected if Mintid is OODWEYNE with new identity and easier language to understand.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2009 ^^That is plausible given his mindless drive Emp, awoowe ciidanka xamar joogaa waa ciidan dawladeed, taliyye ciidan, wasiir gaashaandhig, iyo madaxweyne bay leeyihiin. Sharif wuxuu dhaxlay haykalkii dawladeed ee ku meel gaarka ahaa ee Yey ka tegey. Haddaad rabtid intaa ku faan faan laakiin, maantoo hanagu celcelin. War ma garatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 11, 2009 Adkeysta, nimanyahow, adkeysta! The refugee life will last a bit longer, dee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 11, 2009 Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho, isagoona dagaaladaas ku tilmaamay mid la doonayo in Dowladda lagu bur buriyo, waxaana uu Mas'uuliyada dagaalka dusha uu ka saaray Kooxda Alshabaab oo uu sheegay inay hoos ku wataan Argagixiso Ajaaniib ah. Maxamed Qanyare oo ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ay awoodii ka tureen Midowgii Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in Dowladda ay is difaaceyso, isagoona cadeeyay in dagaal aan lagu kala adkaaneyn. "Dagaalkan waxaa wada Alshabaab oo Niman Argagixiso Afganistaan hoos ku wata, Dowladdana wey is-difaaceysaa"ayuu yiri Maxamed Qanyare oo intaa ku daray in Dagaalka aanu aheyn dagaal diimeed. "Anaga markii aan aheyn Isbaheysigii Argagixiso la dirirka waxay dhihi jireen waa Ashahaado la dirir, maantana waxay leeyihiin Shariifkii oo shalay iyaga ku saf ahaa waa Ashahaado la dirir, anaga hadii aan tanaasulnay oo Sheekh Shariif Madaxweyne noqday ma Ashahaado la dirir baa"ayuu si kulul u yiri Maxamed Qanyare. Sidoo kale Maxamed Qanyare ayaa ku eedeeyay Kooxda Alshabaab inay wado dilalka qorsheysan, isagoona sheegay in si sharci daro ay dadka ku dilaan, isla markaana dadka shacabka hortood ay ka ridaan Madaafiicda, isagoona dusha ugu tuuray dhibaatooyinka shacabka soo gaaray inay Alshabaab ka mas'uul tahay. "Nimankaan meeshey danahooda ka waayaan waxay yiraahdaan waa ashahaado la dirir, balse waxaan idin cadeyhaa in aanay diin ku dhaqmeyn"ayuu mar kale ku celiyay Maxamed Qanyare oo ka mid ahaa Ragii Hogaamiye Kooxeedyada ee Muqdisho ku aas aasay sanadkii 2006-dii Isbaheysigii La dagaalanka Argagixisada. Waa hadalkii u horeeyay ee Maxamed Qanyare uu si toos ah u weeraray siyaasada Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda, gaar ahaan Kooxda Alshabaab, tan iyo markii Qanyare awoodiisa ay kala jejebiyeen Maxkamadihii islaamiga ee hada kala firdhay. -------------------- -------------------- --------- Is Qanyare vindicated? Silly question like the A.Yusuf one. Both are warlords that have been defeated. Good riddence! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 20, 2009 Mr YEY must be Watching Aljazeera in Yemen while eating some popcorn, wondering (OO MAXAY IGU MAAGEEN MARKII HORE?). Quote Share this post Link to post Share on other sites