Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President of Somaliland will visit Sanaag

Recommended Posts

Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Oo La Filayo Inuu Dhowaan Soo Gaadho Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Riyaale Kaahin ayaa la filaya inu Toddobaadkan Booqasho ku tago Degaano ka tirsan Gobolka Sanaag, Kuwaasi oo aay ka mid yahiin Ceerigaabo, Baran Iyo weliba meelo kale oo Somaliland Ka tirsan

 

Madaxweyne Riyaale ayaa Booqashadiisa lala Xiriirin Ololaha Doorashada, isaga oo Degaanada ka raadin doona Kalsoonida Shacabka, sii u mar kale Xafiiska ugu soo noqdo

 

Degaano badan oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa iyagana sii weyn loga diyaar garabo Sidaa la sheegay iyada oo la filayo in Madaxweynaha sii heer qaran ah Degaanada logu soo dhoweeyo

 

Gobolka Sanaag ayaa ka mid ah Gobolada la tilmaamo in Xukuumadda Riyaale ku guul dareysatay inay wax u qabato, Gobolka Sanaag ayaa ah kan ugu wayn gobolada Jamhuuriyada Somaliland waana Gobol muhiimadiisa u leh arrimaha Ololaynta Axsaabta, waxaanna waqtiyadan ku sugan Waftiyo kale oo ka Socda Axsaabta mucaaridka

 

Isku soo wada duuboo Madaxeyne Daahir Riyaale Kaahin ayaa aad u kala yaqaana Guud ahaan Degaanada Gobolka Sanaag isagoo ku sugnaa waqtiyadii u Madawayne ku xigeenka ka haa Somaliland joogay mudo Sanad ku dhow una joogay Xiisado halkaas ka jiray damintooda, inkastoo dadka Reer Sanaag ay mararkii hore ula kulmi jireen Iyagoo qayb qayba haatan waxaa la filayaa inay taasi meesha ka baxdo ayna reer Sanaag oo isku duubani miiska la yimaadaan Waxa ay tabanayaan in laga hargaday

 

 

Wararkaas iyo Kuwo kale kala soco

Shabakada Wararka SanaagNews.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DHAHAR! Maku soo dhawaayn naa :D ?H.E,THE MUGGER Mr Dahir Riyaale Kaahin,,,,,he won't get Doonyaale kind of Hero welcome though!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

DHAHAR! Maku soo dhawaayn naa :D ?H.E,THE MUGGER Mr Dahir Riyaale Kaahin,,,,,he won't get Doonyaale kind of Hero welcome though!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Why go to Dhahar when he can go to the capital Erigavo where he will recieve a warm somaliland welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this