Sign in to follow this  
General Duke

16 years of murdering innocents, a terrible addiction

Recommended Posts

Very few people in Somali are blame free. Hargeisa thinks the SNM members were Liberaters, garowe thinks The SSDF were freedom fighter, Gedo thinks Said barre was a hero, I don't know what xamar thinks of the USC and UIC but am sure they think Highly of them. I think the Tfg is is a God sent government that has the ability return Somalia from the abyss thats its been in for more then a decade and a half.

Do we see the need for this xamar conference for people to talk and forgive each other yet or what?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't know what xamar thinks of the USC and UIC but am sure they think Highly of them.

THE USC was dead for a longtime,the spin offs are the most hated of "leaders" by their people. They were chased away by the UIC,which is highly regarded by all Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Clan Courts are highly regarded in Guriceel and maybe, just maybe Cadadado anywehere else is spin.

 

Another victim of murder

 

Maamulihii Iskuulka Imaam Shaafici oo ay kooxo hubeysani toogasho ku dileen maanta

Friday, 13 July 2007

Alle ha u naxariistee waxaa maanta kooxo hubeysan toogasho ku dileen maamulihii Iskuulka Imaam Shaafici oo ka mid ah iskuulad ugu waaweyn magaalad Muqdisho gaar ahan Machadyad culuumta kala duwan laga barto.

Maamulahan oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamud Cubeyd ayay kooxahani maanta ku toogteen xilli uu dhex marayay Suuqa Caanaha ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

 

Qof goob jooge ah ayaa sheegay in saddex nin oo ku hubeysnaa Bastoolada ay soo weerareen marxuumka ayna Rasaas madaxa kala dhaceen isagoo ka soo baxay Masaajid oo ku tukaday Salaaddii Jimcaha kadib.

 

Lma garanyo sababaha ka dambeeya dilka marxuum Yuusuf Maxamuud Cubeyd waxaana galabta lagu wadaa in marxuumka lagu aaso Qabuuraha weyn ee Bakaraat waxaana aad uga xumaaday tacsina u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday maamulka sare ee iskuulka Imaam Shaafici.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaa 7 hoobiye ayay sheegeen dad goobjoogayaal ah in lagu soo weeraray xarunta gaadiidka, hoobiyeyaashaasi oo aan lala helin xarunta shirka uu ka furmay ayaa waxa ay geeysteen dhaawaca dad rayid ah.

Today mortars meant for delegates injured civilians. Who's will pay the price Sharif Ahmed al Asmari :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

I wonder what Duke would write if the rules of the site were relaxed a little and the mention of clans were allowed!

Sometimes I wish they were more lax so that the old man could get some sleep.

 

He seems possessed, those sickening tribes who have alone committed such brutal massacres of the innocent are the cause for all his strife and evident nightmares.

 

It might serve as some sort of therapy :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Again people want to personalise the issue. The Duke is not important, the facts here are.

 

My point is simple the self rightous groups who pretend to defend the reliogion yet support Xasan dahir and Cayrow out of clan.

 

The deaths of the children, cleaning ladies, retired officers and residents of Mogadishu is it not the fault of those defeated groups who want to continue the fight?

 

If they cared for the people they would not be sending threats from Asamara[THAT MUSLIM RULED CITY] :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Just yesterday..They injured a family sitting for lunch.

 

Ilaa 8-Hoobiye oo maanta lagu qaraacay Degmooyinka Shibis iyo C/Casiis xili uu soconayey Shirka Dib u heshiisinta (Qoys ku la'day Madaafiicdaas kadib markii uu ku dul dhacay iyagoo miis kuwada qadeynaya)

 

 

15, July 2007. Xassan Cali Geesey (Alqeys)

 

Muqdisho -
Ugu yaraan shan qof oo labo ka mid carruur yihiin, ayaa lku dhaawacantay dhowr Hoobiye oo galabta ku habsaday agagaarka Xaafadda Beyxaani, iyo Suuq-yaraha, ee Degmadda Shibis, oo aan ka fogeyn madasha uu Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Beelaha Somalia ka furmay.

 

Dhowr qof oo Haween iyo carruur oo dhaawac ah, ayaa lagu arkayey Waddooyinka Nasiib Buundo iyo Beyxaani, kuwaasi oo gaari-gacanno loogula cararay Isbitaalka, iyadoo aysan jirin wax gaadiid ah oo haatan ka shaqeynayo Xaafadahaasi oo bandow-maalmeed uu saaran yahay.

 

Kooxaha ku kacsan DFKMGS, ayaa horey ugu hanjabay inay duqeyn doonaan Madasha Shirka, isla markaana ay tallaabo culus ka qaadi doonaan Ergooyinka ka qeyb galayo Shirweynahaasi, waxayna DFKMGS ku eedeysay inay Kooxahaasi ka dambeeyeen duqeyntaasi.

 

Targeting innocent delegates is un-islamic and then injuring women and children in the process. While some cheer for them. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

More attacks on children by this group.

 

War deg deg ah: Caruur kale oo maanta qolyaha wax qarxiyaa ku xasuuqeen magaalada Muqdishu

Posted to the MOL July 19, 2007, 8:33 am

 

Inta la ogyahay 3 caruur ah iyo 2 qof oo waaweyn ayaa ku dhintay hoobiyaal ay maanta soo tureen qolyaha waxqaraxiya ee argagixisada ah. Caruurtaan oo ku ciyaarayso garoon ku yalaa xaafada Shibis oo u dhow meesha uu ka socda Shirka dib u heshiisiinta qaran ayaa waxaa haleelay hoobiyaashaan. Wararka ayaa intaas ku daraya in dhimshadu intaas ka badan karto iydoo ay jiraan dad badan oo dhaawac ah oo loola kala cararay cisbitaalada Magaalada Muqdishu.

 

Wararka ayaa intaas ku daraya in qolyaha wax qarxiya oo hoobiyaasha ay tuuraan aysan ogayn meesha ay ku dhacayaa ay dad badan ku laayeen hoobiyaasha ay iska tuurayaan iyagoon wax naxariisa u muujin bulshada reer Muqdishu oo ay ku andacoodaan inay gumaysiga ka kicinayaan.

 

Dhawr todobaad ka hor ayay sidaan oo kale miino ay aaseen qolyaha wax qorxiya waxaa ku dhintay illaa 7 caruur ah oo sidaan oo kale kubad ciyaaraysay.Wararka ka imaanaya Muqdishu ayaa sheegaya in qaraxyadaan loogu talo galay in dadka lagu cabsi galiyo qaasatan ergada ka qayb galaysa shirka dib u heshiisiinta.

 

Madaxweynaha Dawlada KMG ah C/laahu Yuusuf ayaa horey u sheegay inaan shirku u baaqan doonin hoobiyaal ay soo tureen rag fuleynimo awgeed inta dhuunta qaraxooda aan u meel dayin oo dadka shacabka ah ku laaya.

 

Mudugonline.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Five Children Were Killed and Others

Were Wounded In Mortar Attacks.

 

MOGADISHU, Somalia (SMC) At least five mortar missiles landed in didtrict leaving three children dead and another child injured. four of them were brothers. some reports shows that the mayor and governor of Banadir, Maxamad Dhere was staying at a house very near to scene of the accident. It is not yet known wither The mayor was target or not.

 

on the other hand unidentified number of civilians were injured when the security force opened fire shortly after the mortar attacks.

It is not for the first time mortar missiles landed in one of the Mogadishu’s districts but the latest mortar attacks encountered while Somali reconciliation conference is going on in Mogadishu capital

 

Source: SMC

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yet another tragedy

 

8-Ruux Oo Rayid Ah Oo Ku Dhimatay Hobiyayal Aan Loo Meel Dayin Xamar

--------------------------------------------------------------------------------

Muqdisho(Calanka.com) 02-Augosto-2007

 

Inta la ogyahay sideed ruux oo rayid ah (4-dumar ah & 3-caruur iyo nin waayeel ah) ayaa ku nafwaayay tiro ka badan labaatameeyana waa ey ku dhaawacmeen hoobiyeyaal xalay saq dhexe ey si dhuumaaleysi ah ku tuureen xaafadaha ku dhow-dhow wasaaraddii hore ee G/Dhigga kooxo aan la garaneyn ee diidan nabadda.

 

Dadkan shacabka ah ee la gumaaday ayaa guryohooda loogu geeyay madaafiicdan xilli ey hurhurdeen oo ey saqdhexe aheyd saacadu, waxaana kooxaha falkan geystay ku andocoonayaan in ey la dagaalameen oo ey weerareen ciidamada dowladda federalka iyo kuwa Itobia oo fariisimo ku leh aagaga ey shacabkan ku xasuuqeen.

 

Rayidkan xalay la gumaaday ee aan waxba galabsan ayaa wararku sheegayaan in markoodii hore ey ahaayeen qoxooti kasoo barakacay gobolada dhexe hadana bilaabay in ey kasii qaxaan goobahan si ey uga badbaadaan mdaafiicdan aan loo meel dayin oo ey tuurayaan kooxaha nabada diidan.

 

Ma ahan markii ugu horeysay oo ey shacab aan waxba galabsan gumaadaan kooxahan, waxaana 19-kii bishii hore ey gumaadeen 6-caruur ah oo ku ciyaarayay banaanka guryohooda iyagoo markaana ku andocoonayay in ey weerareen goob uu ka furmay shirka dib u heshiisiinta Qaran.

 

Kooxahan oo ey maalgaliyaan ganacsato careysan oo aan dooneyn in ey u hogaansamaan shuruucda dowladda ayaa waxa ey isku dayaan in ey had iyo goor khal-khal galiyaan amaanka caasimadda, waxaana inta badan weerarada dhuumaaleysiga ah oo ey geystaan ey ku wax yeeleeyaan dad shacab ah oo aan galabsan wax danbi ah.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this