General Duke Posted March 21, 2007 Muqdisho: Dowladda Federaalka oo shacabka degan warshada Baastada ilaa Kuliyada Jaalle Siyaad ka codsatay iney isaga guuraan."Waa maxay sababta" 21. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Ra'iisul Wasaaraha dowladda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta wareegto uu soo saaray ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan agagaarka warshadda Baastada ilaa Kulliyada Jaalle Siyaad iney isaga guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan. Wareegtada kasoo baxday xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in goobahaasi laga soo abaabulo weerarada loo geysanayo xarumaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxayna dowladda KMG ku amartay dadka degan goobahaasi iney sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga baxaan. Dhanka kale Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed "Gacma Dheere" ayaa caawa ka codsaday dadka degan laga bilaabo Warshadda Baastada ilaa Kulliyada Jaalle Siyaad in ay ka baxaan si la isaga qabto kooxo uu ku sheegay qas wadayaal oo deegaanadaasi ka soo abaabulo falalka dadka lagu xasuuqayo. Baaqa kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayuu sheegay Gacma Dheere in ay tahay sidii loo badbaadin lahaa shacabka Soomaaliyeed si looga qabto kuwa dhibaatada ku haya dadka rayidka iyo dowladda, wuxuuna Gacma Dheere intaa raaciyay in dowladda ay mudo labo bilood ay u dul qaadaneysay dhibaatada lagu hayo shacabka iyo dowladda. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in mudo Todobaad gudahood ay gacanta ku dhigi doonaan amniga guud ee magaalada Muqdisho, isla markaana Todobaadkaas gudahiisa ay la dagaalami doonaan kooxaha dowlad diidka oo uu sheegay iney ka hareen maxkamadihii Islaamiga. Dhanka kale waxaa magaalada Muqdisho caawa iyo galabta soo buuxiyay ciidamo fara badan oo ka tirsan Milateriga dalka Soomaaliya kuwaasi oo loo diyaariyay iney gacanta ku dhigaan goobaha amni xumida ka taagan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 Now who will hide behidn the women and children? Come out lads and put up a fight or put the weapons down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 21, 2007 ^^^ Adiga iyo geedi isku garaad baad tihiin taa ma la socotaa horta? The same man who said the air and water plus borders are closed including Somaliland. Xoolaha inuu iska daweeyaa kaa u roon. What is gonna happen if people elect to stay put? Ma badaa la raacinayaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^And they were closed saxib, Somaliland was not the aim at that time, so do not wish for bad things. Mogadishu air & seaport were closed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 21, 2007 ^^Are you smoking something? I don't care what is closed now in Xamar, I'm talking about back in December. Are you saying he didn't say that in BBC Somali service? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^lol He meant there is no Somaliland as a seperate entity but when he said the air & seaport is closed it was. Give us a break saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 21, 2007 LOL@ it was closed! Anidha adygu nin yahow does it run in the family? Ok, I will give a break. ALLAH knows you need it more than I do...holla! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^You are slow, a secessionist trying to hang on to life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 21, 2007 Can you define slow? really, I mean it! I worry about you some times dawg. Your heart being so dark and all! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted March 21, 2007 Can you please define it for me? I was told you can only cut and paste but barely can express views of your own. Is that true? If so, does that mean you're slow? Could be the effect of the miraa…. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^You must have a dictionary, or you can even google it. Basic tasks such as this is even beyond you...lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites