Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 18, 2007 Prof. Dalxa oo hadaba banaanka laga geeyey howlihii baarlaamanka tan iyo intii uu dalka ku soo laabtay la doonayo in kursigaasi laga qaado, waxaana taas ugu wacan markii uu Boqore sheegay inuusan ka hoos shaqeyneynin nin jareer ah , ayaana Xamar guddoomiye ku-xigeen looga dhigay...” ayuu yiri Xildhibaan Saleebaan Colaad Rooble oo isagoo ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritreya... Xigasho Poor Dalxa. Awalba qashinkaas inaad ku dhex jirtid ma ahayn oo iska casishid ayaa kaagaga fiicneed. However, the farce from this treacherous, qabyaalad-based dowlad ku sheeg, led by the Stooge qabyaaladist treasonous maafiya killer, is getting ever more ridiculous. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 18, 2007 Thats some bull. Saxib, give us the audio or dont post such naked lies by Dayniile and Co. Dalxa is the man running the parliment show in Mogadishu.. Quote Share this post Link to post Share on other sites