Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

President to take Mog with Yemeni and Ethiopia help according to Mr Qanyare

Recommended Posts

What a laughstock Qanyare has made out of himself.

Now it's the fault of the Yemanis and Ethiopians.

 

Hurry up folks for the rescue of Somalia. Leave it to Qanyare and Yalaxow the biggest somali patriots ever...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadii ka soo jeeday maamul gololeedka Puntland ee dhawaan soo gaareen maagaalada Jowhar ee gobalka Sh/Dhexe, ayaa waxaa shalay la geeyay xerooyinkii ay ku jireen Matoorooyinka dhaliya korontada.

 

Source somaliweyn.com

 

Waxaa xeradaas ku xaraysan ciidama aad u fara badan kana yimid dhinaca Puntland oo waa yahaanba lagu soo tawabarayay dhinaca degmada Feerfeer, waxaana manta Jowhar soo gaaray sida warar lagu kalsoonyahay ay tibaaxayaan ciidamo kale oo ka tira badan.

Ciidamadii xeradaasi shalay ku sugnaa ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan boqol iyo siddeetan 180 ruux oo wadata afar iyo toban 14 tiknika ah oo gaadiidka dagaalka ah, iyadoo ay u badan yihiin ciidamo ka yimid deegaanada Puntland sida la sheegay, balse waxaa ku jira waxoogaa kasoo raacey gobolka Hiiraan qeybo kamid ah Jowhar soo gaareen.

 

Xiriir dhinaca Telefoonka oo aan la sameeyay Jowhar manta ayaa la ii xaqiijiyay ciidanka manta soo gaaray degmada Jowhar in ay u badan yihiin kuwii Puntland ee dhawaanahaan Feerfeer lagu soo tawabarayay, waloow ay horay qaar ka tirsan ciidankaas Jowhar ay u soo gaareen.

 

Dhinaca kalena Max’ed Qanyare Afrax wasiirka Amniga Qaranka ee dowlada FS ayaa sheegay in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu qabanqaabinayo haatan dagaal soomaaliya dhaxdeeda ka dhaca.a

 

Waxuuna Max’ed Qanyare sheegay in Madaxweynaha uu doonayo sidoo uu weerar aad u culus ku soo qaado Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho isagoo kaashanaya dhinaca wadamada Itoobiya Iyo Yemen.

 

Waxuuna sheegay in dhinacooda wasiirada hubeysan ee Muqdisho ku sugan aysan u gacmo laaban doonin hadii weerar ugu yimaado dhinaca Jowhara, balse ay diyaar u yihiin in ay si kulul oo aan horey loo arag isku difaacaan.

 

Max’ed Qanyare oo u waramayay wargeyska THE STANDARD ee ka soo baxa Nairobi, Qanyare oo 64 Jir ah kana mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ku dagaalamayay ayaa waayahaanba sidii uu u noqday Wasiirka Amniga Qaranka dowlada FS laga dareemayay firfircooni uu ku raadiyo sidii dowlada Soomaaliyeed u shaqeyn laheed, waxaana lagu soo xasuusta isagoo ku guuleystay in uu qaado dhowr isbaaro oo ay ku sugnaayeen maleeshiyooyin ay isku heeb ahaayeen.

 

Hadaba ma ahan markii ugu horeysay ee qaar ka mid ah wasiirada hubaysan ee Muqdisho ku sugan ay sheegaan in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu damacsan yahay in uu weerar ku soo qaado Muqdisho, waxaana horey u sheegay arintaan Wasiirada kala ah Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cismaan Xasan Cali Caato.a

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Hurry up folks for the rescue of Somalia. Leave it to Qanyare and Yalaxow the biggest somali patriots ever"...

 

 

loooooooool these guys are funny now it's Yemanis who could be next i think Kenya is left.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soon Qanyare will accuse Mongola of arming the government with weapons. :D:D:D

I await everyday for the dos of lame attempts of these above mentioned persons earlier mentioned in this topic to derail this government but as every day goes by these acts just get even more ridicolous !!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this